Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]

Ku Raadso waxaad Rabto

Maroodiyaasha Afrika oo kala diray Tunis una gudbay Wareega 8
Maroodiyaasha Afrika oo kala diray Tunis una gudbay Wareega 8
Xulka Ivoire Coast ayaa noqday Wadankii ugu Horeeyay ee Xaqiijiyay inay u Talaabeen Wareega 8 ee koobka Qaramada Afrika 2013 ka dib Markii ay 3-0 Meertadoodii 2 ku legdeen Tunis oo ka mid aheyd Wadamadii ku loolamayay Guruubka dhimashada ee Koobkaan

Weeraryahanka Arsernal Gervinho una sitay Xulkiisa Lambarka 10 aya gool uu u dhiibtay saaxiibkiis Yaya Toure kuna soo celiyay ku owday shabaqa Tuunis Bilowgii ciyaarta Goolkaasoo Iviore Coast ay hogaanka ugu qabatay Ciyaarta qeybtii hore.

Tunis oo qeybtii danbe Hurdada ka kacday ayaa bilowday inay hujuumaan Goolka Iviore Coast ,hase ahaatee Maroodiyaasha waxa agool qurux badan oo ahaa kii 2 shabaqa Tunis u diray Yaya Toure Xidiga naadiga Man city

dhamaadkii ciyaarta waxaa 2 fursadood o muihima ka lumiyay Tunis Lambarada 19 iyo 7.
intaan Garsooruhu ku dhaqaaqin dhamadka ciyaarta ayaa waxaa goolkii 3 u dhaliyay Ivoire Coast Tiota oo u sitay Lambarka 9 kana ciyaara qadka dhexe kaasoo niyada ka jabiyay Taageerayaasha Tunis oo is eegay markii Goolkaasi ka dhashay waxaana Ciyaartii ay ku dhamaatay Maroodiyaasha oo ku suuldaaray Tunis 3-0 sidaana ugu gudbay wareega 8
Gur4uubka loogumagac daray dhimashada ee Guruub D waxaa 6 dgibcood ku hogaaminaya Xulka Ivoire Coast,waxa ku xiga Tunis oo leh 3 dhibcood rajadeeduna ku xiran atahy Ciyaarta Togo ay la yeelan doonana.

Xulka aljeria oo dab yar shideyn iyo Togo min 0 ayery leeyihiin waxaana ay yeelan doonaan kulan u dhaxeeya.

waxaa Diyaariyay
Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com
Tafatiraha on January 26 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.