Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]
Warka-11-05-2013
[12-05-2013 04:16]
Warka-10-05-2013
[11-05-2013 03:10]
Warka-09-05-2013
[10-05-2013 00:51]
Warka-08-05-2013
[08-05-2013 23:54]

Ku Raadso waxaad Rabto

Dadweynaha ku dhaqan Degmada Hodan oo Saaka ku Waabariistay Howlgal Balaaran oo ay ka wadaan Degmada Ciidamada Dowlada Soomaaliya.
Dadweynaha ku dhaqan Degmada Hodan oo Saaka ku Waabariistay Howlgal Balaaran oo ay ka wadaan Degmada Ciidamada Dowlada Soomaaliya.
Xaafadaha KBB,African Village,Warshada Caanaha,Tarabuunka,Albaraka oo dhamantood ka wada tirsan Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir waxa aSaaka waabarigii ka bilowday Howlagal ay fulinayaan Ciidamada Dowlada Soomaaliya.

Howlagaalkaan ayaa ah mid nabadgalyada lagu sugayo isla markaana kooxaha looga shakiyo inay xiriir la leyihiin xarakada Alshabaab lagu soo qaqabanayo waxana uu daba socdaa Howlgaladii ugu Danbeeyay ee ay Ciidamada dowladu maalmahaan ka fulinayeen Degmooyinka Gobolka Banaadir.

inta badan kooxaha lagu soo qabto Howlagalada noocaan oo kale ah aya ah kuwa la aklas aaro oo intooda badan la sii daayo marka lagu waayo cadeymo la xiriira inay xarakada Alshabaab ay lug ku leeyihiin
Tafatiraha on January 27 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.