 Ciidmada Dowlada Soomalaiya ayaa saaka isku gadaamay inta u dhaxeysa Isbitaalka Banaadir ilaa isgoyska Dabka waxana ay diideen inay maraan dadweyanha iyo gaadiidka.
warar ku dhow dhow Ciidamada Dowlada ayaa sheegay in halakasi ay doonayaan inay ka fuliyaan Baaritaano xoogan oo mudooyinkaan qeybo ka mida Caasimaad Muqdisho ay uga Fulinayeen
gaadiidka isticmaalayay wadadasi gaar ahaan maka mukarama ayaa u weecdayw adooyinka kale ee Magaalada sida wadada Wadnaha
Ciidamada xiray wadadasi ayaa isgau jiray Boliska iyo nabad sugida Soomaaliya lamana oga xiliga ay furi doonana isku socodka gaadiidka iyo dadweyanha ee wadadaasi oo ah mid aad u mashquul badan xiliyada inta badan |