Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-19-06-2013
[20-06-2013 03:36]
Warka-18-06-2013
[19-06-2013 01:30]
Warka-17-06-2013
[18-06-2013 06:51]
Warka-16-06-2013
[16-06-2013 23:43]
Warka-15-06-2013
[16-06-2013 00:23]
Warka-14-06-2013
[14-06-2013 23:02]
Warka-13-06-2013
[14-06-2013 02:21]
Warka-12-06-2013
[13-06-2013 02:05]
Warka-11-06-2013
[12-06-2013 00:39]
Warka-10-06-2013
[11-06-2013 03:16]

Ku Raadso waxaad Rabto

Raisulwasaaraha Soomaaliya oo Maanta u Baqoolay Xarunta Gobolka shabeelaha Hoose ee Magaalada Marka.
Raisulwasaaraha Soomaaliya oo Maanta u Baqoolay Xarunta Gobolka shabeelaha Hoose ee Magaalada Marka.
Waxaa Goor dhaweyd ka amaba baxay garoonka aadan cade ee magaalada Muqdisho Wafdi uu Hogaaminayo Raisulwasaaraha Soomaaliya Cabdi faarax Shirdoon'Saacid' kuwaasoo u ama baxay dhinaca Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka shabeelaha Hoose oo ay Dowlada Soomalaiya Gacanta ku heyso.

wafdiga Dr Saacid waxaa ka mida Wasiirada arimaha gudaha,Gaashaandhiga iyo xubno kale waxaana ay kulamo la yeelanayaan waxgaradka iyo bulshada ku dhaqan magaalada Marka, iyagoo kala hadlaya arrimaha dhinacyada amniga ka jira magaaladaasi iyo la shaqeynta ciidamada nabadgelyada ee dhowaan dowladdu halkaasi geysay.

Dhinaca kale Ra’iisal Wasaare Saacid ayaa lagu wadaa inuu kulamo kala duwan kula qaato magaalada Marka saraakiil ka tirsan ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ee ku sugan gobolka Sh/hoose, wuxuuna Ra’iisal Wasaaruhu booqanayaa sida ay sheegayaan warar hordhac ah oo aanu ka heleyno xarumaha Dowladda iyo saldhigyada ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOm.

Waa Booqashadii ugu Horeysay oo uu raisulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi faarax Shirdoon 'saacid' ku tago Magaalada Marka ee Gobolka shabeelaha Hoose
Tafatiraha on January 31 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.