Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]

Ku Raadso waxaad Rabto

Madaxweyaha Dowlada federalka Soomaaliya iyo Wafdigii uu Hogaaminayay oo Soo Gaaray Magaalada London ee Dalka Ingriiska
Madaxweyaha Dowlada federalka Soomaaliya iyo Wafdigii uu Hogaaminayay oo Soo Gaaray Magaalada London ee Dalka Ingriiska
Inta uu soo gaarin Madaxwaynaha Magaalada London ayaa Qabanqaabo xoogan ka socotay Air Boorka Wayn ee magaalada London taas oo lagu soo dhoweynayo madaxweynaha waxaana halkaas ku sugan mas'uuliyiin u sii gogol xaaraysa booqashada wafdiga uu horkacayo madaxweynaha.

Booqashada madaxweyne Xasan ayaa la xiriirta booqashooyin uu ku marayo qaarada Yurub waxana uu dhowaan soo booqday magaalada Brussels oo ah xarunta ururka Midowga Yurub.
Dhanka kale Booqashada madaxweynaha Soomaaliya ee dalka Ingiriiska oo ah tii ugu horeysey ee uu ku tago Magaalada London ee Dalka Ingriiska tan iyo markii la soo doortay horaantii bishii September ee Sanadkii Dhamaaday.

Ugu danbayntii Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa kamid ah wasiirka arrimaha dibada ahna R/wasaare ku xigeen Fowsiyo Yuusuf iyo Wasiirka Madaxtooyada Soomaaliya mudane Faraax sheikh Cabdulqaadir iyo Agaasimaha Guus ee Xafiiska Madaxwayanaha Soomaaliya Mudane Kamaal Dahir Guutaale iyo Madaxkale
admin on February 01 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.