 Waxaa Sabtiga iyo Axada ka qorsheysan qaar ka mida Garoomada Kubada cagta ee ku Yaala Koonfur afrika Kulamadii Lugta 8 ee Qaramada Afrika 2013ka oo ay marti galiyeen Wadanka Koonfur afrika.
4 kulan ayaa dhici doona 2 vs 3 Febraayo 2013ka waxaana Maalinta Sabtiga Ciayari doona Kulanka 1 oo ah kana ugu jilicsan wareegaan Xulak Ghana vs Cap Varde,Halka Maalintaasi Kulan kale oo xiiso badan uu dhexmari doono Wadamada Koonfur afrika vs Mali kaasoo ka mida 2 kualn ee ugua dag wareegaan.
Maalinta xigta ee Axada 3-2-2013ka waxaa qorsheysan 2 kulan oo ka Tirsan wareega 8 kaasoo midka hore uu yahay Clasicada Wareegaan waxa uuna u dhaaxeeyaa Wadamada Ivore Coast vs Neyjeiya halka kulanka xiga oo isna dabyar aan shideyn uu dhxmari doono Burkino Faso vs Togo.
hadaba 4tee wadan ayaa u boqooli doonta Sami finalka Koobkaan oo qabsoomi doona 6-2-2013 iyadoo xulalka loo sii saadaalinayo inay u gudbaan Sami finalka laga Tilmaami karo Ghan,Koonfur afrika,Ivoire Coast vs Nejeriya Midkood iyo Buirkino Faso vs Togo midkood waa qiimeynta aan ku qiyaaseyno Saadaasha cida u baxeysa Sami finalka Koobkaan
Axmed Maxamed Cabdulle’uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com |