Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-18-06-2013
[19-06-2013 01:30]
Warka-17-06-2013
[18-06-2013 06:51]
Warka-16-06-2013
[16-06-2013 23:43]
Warka-15-06-2013
[16-06-2013 00:23]
Warka-14-06-2013
[14-06-2013 23:02]
Warka-13-06-2013
[14-06-2013 02:21]
Warka-12-06-2013
[13-06-2013 02:05]
Warka-11-06-2013
[12-06-2013 00:39]
Warka-10-06-2013
[11-06-2013 03:16]
Warka-09-06-2013
[10-06-2013 02:10]

Ku Raadso waxaad Rabto

Faysal Cali Waraabe oo isagoo ku sugan Finland sheegay in deegaano ka Tirsan Soomaaliland ay joogaan xarakada Alshabaab.
Faysal Cali Waraabe oo isagoo ku sugan Finland sheegay in deegaano ka Tirsan Soomaaliland ay joogaan xarakada Alshabaab.
Guddoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ku sugan Caasimada Wadanka Finland ee Helisinki ayaa sheegay in Deegaano ka Tirsan Soomaaliland ay joogaan xarakada Alshabaab kuwaasoo ka mid ahaa Alshabaabtii Kismaayo ka soo carartay.

Faysal Cali Waraabe ayaa wuxuu sheegay in qaar kamid shacabka Soomaaliland ay sheegeen in dad Kismaayo lagu arki jiray oo ka tirsan Al-Shabaab iminka ay ku sugan yihiin deeganada maamulka Soomaaliland.

Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayuu sheegay in looga fadhiyo waxkqabashada arimahaasi islamarkaana shacabka Soomaaliland oo iminka guux farabadani uu ka dhextaagan yahay ay mideeyaan.

Maamulka Soomaaliland ayuu sheegay inay ka indho qarsan tahay arimo dhowr ah oo ka taagan deeganada maamulkaasi Soomaaliland,dadka waxtabanaya loo baahan yahay in lala hadlo.

Hadalka kasoo baxay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee maamulka Soomaaliland wuxuu imaanaya iyadoo dhawaan Dowladda Britain ay ka digtay ammaanka deeganada maamulka Soomaaliland oo ay sheegtay in qataro dhanka argagixisada ay kusoo fool leeyihiin.
Tafatiraha on February 02 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.