Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]
Warka-11-05-2013
[12-05-2013 04:16]

Ku Raadso waxaad Rabto

Dr Saacid' Wariye Cabdicasiis koronto Hadii lagu waayo wax dambi ah ka hari meyno kuwii soo xirtay
Dr Saacid' Wariye Cabdicasiis koronto Hadii lagu waayo wax dambi ah ka hari meyno kuwii soo xirtay
Raisulwasaaraha Soomaaliya Cabdi faarx shirdoon'Saacid' ayaa sheegay in wariye Koronto Hadii uu dambi leeyahy dambigiisa la marin doono hadii aanu laheyna la sii deyn doono isla markaana aysan jirin Caburin lagu hayo Saxafada waxa uuna hoosta ka xariiqay in Xiligii Cabirinta Xoriyad qowlka laga soo gudbay Maantana hore loo socdo.

Raisulwaasare Saacid waxa uu Tilmaamay in Manata loo mudeysan yahay xiligii wariye Cabdicasiis Koronto sharciga la horgeyn lahaa isagoo xusay in arintaasna ay kala ahdlen cidii sy quseysay si xaalak wariyaha dacwadisia loo dadajiyo oo aysan maanta uga daba marin

'cabdicasiis hadii aanu laheyn wax dambi ah ka hari meyno kuwii soo xirtay' ayuu yiri cabdi faraax shirdoon oo intaasi ku daray inxukuumadiisu indha ka laaban doonin inla caburiyo xoryada
Tafatiraha on February 02 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.