Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-24-05-2013
[24-05-2013 22:52]
Warka-23-05-2013
[24-05-2013 03:12]
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]

Ku Raadso waxaad Rabto

Hogaamiye dhaqameed Maanta Lagu dilay Boosaaso
Hogaamiye dhaqameed Maanta Lagu dilay Boosaaso
Kooxo ku hubeysan Bistoolado ayaa Goor dhaweyd ku dilay Gudaha Xarunta Gobolka Bari ee Boosaaso Hogaamiye dhaqameed la oran jiray Suldaan Muuse Faraax' Muuse Onkod' oo ka mid ahaa duqeyda dhaqanka Puntland.

Marxuumka aaya dhawac ka soo gaaray weerarkaasi lagu qaaday waxaana uu ugu dambeyntii ku geeryooday isbitaalka Bandar Qaasim ee Magaalada Boosaaso.
Kooxda dilka geysatay ayaa la sheegay inay baxsadeen waxanaa ku raadjooga Ciidamada Booliska puntlan doo baaritaan Xoogan ka bilaabay halka uu ka dhacay falkaasi

ma aha markii ugu horeysay oo dil noocaan oo kale ah ka dhaco Boosaaso,waxana horay dilal qorsheysan ay uga dhaceen Gudaha Magaaladaasi
Tafatiraha on February 02 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.