Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-23-05-2013
[24-05-2013 03:12]
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]

Ku Raadso waxaad Rabto

Dacwadii Wariye Cabdicasiis Koronto oo Ilaa Talaadada dib loo dhigay..........
Dacwadii Wariye Cabdicasiis Koronto oo Ilaa Talaadada dib loo dhigay..........
Xeerilaalinta Maxkamada sare aaya dib u dhigtay Dacwadii Wariye Cabdicasiis Ibraahim Koronto oo laguw aday inay Maanta qabsoonto,waxana la sheegay ilaa Talaada soo socota in Kiiskaan dib loo dhigay taasoo ka careysiisay Saxuufiyiinta Goobta ku sugnaa Maanta.

Xeerilaalinta Maxkamada ayaa sheegtay in dib u dhacaan uu ka yimid dhinaca Dowlada oo la Tilaamay inay isku Marqaatiyo Badsanaayanayna dalbadeen in dib loogu dhigo ilaa Talaadada soo socota.

Wariye Cabdicasiis Koronto ayaa dib loogu celiyay Xabsiga dhexe ee Muqdisho oo uu Maalmahaan ku xirnaa .

Xirnaanshaha wariyahaan aya samaeyn weyn ku yeehsya Dowlada Federaalka soomaaliya iyo Bahda saxaafada oo iyagu si gaara uga soo horjeeda kiska lagu eedeynayo Saaxiibkood Cabdicasiis Koronto Taasoo ay ku Tilmaameen Caburin cusub oo lagula kacayo warbaahinta,walowdowlada Federaalka Raisulwasaaraheeda Cabdi Faarax shirdoon uu Taasi beeniyay in Xukuumadiisu ku dhaqaaqeyso xiligaan
Tafatiraha on February 02 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.