Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-23-05-2013
[24-05-2013 03:12]
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]

Ku Raadso waxaad Rabto

Goolhayaha Ghana 16 Daudi oo Libaax ku Noqday Xulka Cap Varde ee soo Cunay Libaaxii afrika 2-0
Goolhayaha Ghana  16 Daudi oo Libaax ku Noqday Xulka Cap Varde ee soo Cunay  Libaaxii afrika   2-0
Xulka Ghana ayaa u Gudbay Sami finalka Koobka Afrika 2013ka kadib Markii ay 2-0 ku Quusiyeen Xulka Jasiirada Cap Varde oo Koobkaan ku cusbeyd inay soo Gaaraan Martigalinta Ugu Dambeysa waxaana Ciyaartaan oo aheyd mid adag lagu Kala Nastay qeybtii Hore 0-0.

Marlkii la isagu soo Noqday qeybtii Danbe Labada Xul waxa ay Bilaaben Weerar iyo Weerar Celis, 3 a.gyan ayaa Lagu galay Rigoore waxana Rigooradaasi u Badalay Gool22 A.Wakaso oo u ciyaraa naadiga Esbanyol ee Dalka Isbeyn,waxii Intaasi ka dambeeyay Carcarta Xulka jasiirada Cap Varde ayaa Cirka isku shareertay waxaana Laadad Xoogan oo ay qabad siyeen Goolka Ghana Ka hortagay Farahana uga saaray Goolhayaha Ghana 16 Daudi oo ahaa Ciyaaryahankii ku qasbay Cap varde inay ku Haraan Wareega 8 eeTartanka.

Daqiiqadihii ugu Dambeeyay Ciyaartaiyadooku socota weerar iyoi ska difaacid ayaa Fusad ka soo Baxday Ciyaartoyda Ghana uuna ka maqnaa Goolka Goolhayaha Jasiirada Cap Varde waxaa si tartiib ah shabaqa u dhexdhigay Kubada 22 A. Wakaso oo Xaqiijiyay Goolkii 2 waxaana Ciyaartii ay ku dhamaatay Plack Stars Ghana oo u gudbay Sami finalkka vs Cap Varde oo ahaa Xulkii isreebrebka TarankaanKu soo liqay Libaaxyadii afrika o ku Haray Wareega 8




Waxaa Diyaariyay
Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com
Tafatiraha on February 02 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.