 Ciidamdaan oo Tiradooda aan la shaacin ayaa tababar Ciidan logu soo gaba gabeeyay Magaalada Bihangha e Dalka Ugnadha waxaana ay ka howgali doonaan Xarumaha Dowlada Soomaaliya ay ku leedahay Gudaha Wadanka
Wasiirka gaashandhiga Dowlada Soomaaliya Cabdixakiin Xaaji Maxamuud fiqi ayaa sheegya in Ciidankaan Tababarku u soo dhamaaday ay dhawan soo gaari donana Dalak Gudihisia si ay uga qeybq aataan Howlaha waxqabad ee ay wado dowlada Soomaaliya ayna dib u qadan doonaan Tabbaar gaaban oo la xiriira Ilaalinta Xuquuqda Bini aadanka marka ay dalka dib ugu soo laabtaan.
Ciidankaan ayaa isagu jira rag iyo dumar waxaana ay sheegeen inay ku Faraxsan yihiin Tababarka ay soo qaateen |