Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-24-05-2013
[24-05-2013 22:52]
Warka-23-05-2013
[24-05-2013 03:12]
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]

Ku Raadso waxaad Rabto

Maali oo Meel iska Saartay Martigaliyihii Koobka Qaramada Afrika 2013 una gudubtay Sami finalka
Maali oo Meel iska Saartay Martigaliyihii Koobka Qaramada Afrika 2013  una gudubtay Sami finalka
Ciyaar si weyn la isagu jilbo murxay kana tirsaneyd Wareega 8 ee Koobka Afrika 2013 ayaa Xalay dhexmartay Wadamada Koonfur afrka oo Marti loo ahaa iyo Mali waxaana kulankaan xiligii logu talagalay iyo dheeraadkiiba la isku mari waayay 1-1 iyadoo aakhiritaanki Rigorayaal lagu kala baxay 3-1 ay ku badiyeen Xulki Martida ahaa ee Mali,sidaana u gudbida Sami finalka ay uga reeben Koonfur afrika oo ka mid aheyd Wadamada ugua dag ee ka qeybgalay tartanka.

hadan qaada dhg kooban ku sameyno Kulanka 2 xul qeybtii hore daqiiqadii 31 waxaa Gol la isku dhibtay u dhaliyay Koonfur afrika Lambarka 23 oo siagu isla qeybtaasi la badalay ka dib markii uu cawirmay Ciyaaryahan Tokelo Rantie waxaana qeybti hore lagu kala nastay 1-0 ay ku horeeyaan Koonfur afrika.

isku soo noqodki qeybtii danbe Mali waxa ay la soo baxeen dar dar waxaana Gool qurux badan daqiiqadii 58 madaxa ugu dhaliyay kabtan Keita oo sitay lambarka 12 kaaso ka dhigay Ciyarata 1-1,waxii Markaasi ka dambeeyay weerar iyow erar celis baa la isaku hayay iyadoo labada dhinac Fursado muhiima ay seegeen waxana Ciyaartii ay ku dhamaatay 1-1 xiligii loogu tala galay iyo waliba 30kii daqiiqo e lagu daray.
isda sharcigu qabo Maadam loo gudbayya Wareeg kale waxa loo dhigay 2 wadan Rigooryaal taasoo ugu dmabeyntii Mali ay 3-1 uga badiyeen Martigaliyaashii Koobkaan Qaramada Afrika 2013 ee Konfur afrika.

Xulka Mali Rigoorayaasha waxa u kala dhaliyay Diebete, Tambura, Traore,Halka Koonfur afrika uu u dhaliyay Tshabalala,waxaana ka cunay Ciyaartoydii sidatay Lambarada 15 Furman, 19 Mahlangu oo ahaa mid ka mida xidigaha Koonfur afrika ay ku tirsaneyd,iyo 7 Majora.

Waxaa diyaariyay.
Axmed Maxamed cabdulle'uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com
Tafatiraha on February 03 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.