|
|


Ku Raadso waxaad Rabto |
|
|
| Dhibcihii oo ay kala jiiteen Kooxaha Real Madrid vs Man utd, Shakhtar Donetsk vs Borussia Dort Mound |
Kulanki Darbiga wareega 16ka ee la sugayayw axa uud hexmaray Kooxaha Real Madtrid vs Man Utd waxaana Kulankaasi 2 naadi ays oo qadimeen Inta Badan Xidigahoodii ugu Caansanaa,iyadoo bilowgii Ciyarata la si weydarsady Weerar Ku dhufoo ka dhaqaaq ah. Bilowgii Ciyaarta daqiiqadii 6 Ciyaaryaahnka Garabka uga ciyaara Kooxda Real madrid una dhashay Wadanka Portuqal Coentrrao ayaa Laad hoose birta ku dhuftay Goolka man utd Fursadaasoo ka Nixisay taageerayasha Man utd oo u qaatay in kubadu dhalatay Kooxda Martida aheyd ee Man utd ayaa waxaa Gool ku Hormariyay Weeraryahankooda Da,da yar ee 19 Welback Daqiiqadii 20 oo si qurux badan madaxa ugu dhaliyay kubad uu soo Laanjeeyay 10 Rooney kaasoo ciyaarta ka dhigay 1-0 ay ku hormareen Man utd. Real madrid oo u qaadan weyday Goolka Looga hormaray ayaa ku jawaabtay kubad madaxa ah oo uu qalinka ku duugay Ronaldo Daqiiqadii 30 ka dib Markii Kubad Karoos aheyd uu u soo qaaday saaxiibkiisa reer arjantiin Di Maria oo xlaay dab yar aan shideyn waxaana qeybtii hore lagu kala nastay 1-1 isku soo noqodkii markii Labada Kooxood ay la tashi la soos ameeyeen Mourinho vs Ferguosan waxa Durbadiiba Jaanta isla heshay Real madrid oo guul doon aheyd hase ahaatee man utd waxa ay xoojisay dhinaca Difaaca si Gool kale aan looga dhalin,waxaana xusid mudan in Goolhaye De Gea Xalay uu si adag ugu jihaaday Raeal madrid kana badbaadiyay Goolkiisa Fursado badan oo gool loo fishay oo ay hujuumka Real madrid ku soo qaadeen Man utd waxaa dhamaadkii Ciyaarta ka lumiyay Fursado qaali ah weeraryahanka ay sida weyn ugu tashtaan ee Van Peirse waxaana ciyaartii ay ku soo idlaatay 1-1. labada naadi dhinaca rajada hadaan eegno Kooxda Man utd waxa ay kus oo baxdaa badis iyo 0-0 halak Real madrid ay ku soo baxda baduis iyo 2-2 iyo wixii ka badan oo bareejo ah. Kulan kale oo xiiso badan ayaa waxa uu dhexmaray Kooxaha Shakhtar Donetsk vs Borussia Dort Mound waxaana ciyaartaan ay kus oo Gaba gaboqday 2-2 barbardhac ah Labada naadi Kulankooda Xiga waxa ay ku soo kala baxaan badis,dhinaca kale Hadii ay ku dhaamato ciyaartu barbardhac 0-0 ama 1-1 waxaa soo baxeysa Dortmound laakiin hadii ay kud hamaato 3-3 ama ka badan oo barbardhac ahw axaa soo baxeysa Shakhtar Donetesk waxaadna moodaa in Xaga Rajada u gudbida wareega 8 ay u dhowdahay Borussia Dort Mound. Waxaa Diyaariyay. Axmed Maxamed cabdulle' Uurdoox' Uurdoox2011@hotmail.com Tafatiraha on February 14 2013
|
|
|
0 Comments · 218 Reads
·
· |
|
| Comments |
| No Comments have been Posted. |
| Post Comment |
| Please Login to Post a Comment. |
| Ratings |
|
No Ratings have been Posted.
|











| Arise Theme by Domi 2011 | 2,410,611 unique visits | |
Powered by PHP-Fusion copyright © 2002 - 2013 by Nick Jones. Released as free software without warranties under GNU Affero GPL v3. |
||