|
|


Ku Raadso waxaad Rabto |
|
|
| Magacyada Gudoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Qabiilada ay ka soo kala jeedaan ( warbixin ) |
waxaan idiin soo gudbineynaa magacyada Gudoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Qabiilada ay ka soo kala jeedan waxaana ay kala yihiin. Macalin Cabdulle Cali Hilowle Dharkeenley: Abgaal Axmed Xasan Caddow (Axmed Daaci) Wadajir: Abgaal Muxudiin Xasan Jurus Yaqshiid : Abgaal C/laahi Xasan Xuseen CadiCasiis Abgaal Axmed Meyre Makaraan (Faal} Waabari: Abgaal Daa’uud Cabdala Maxamed Shibis Abgaal Cali Calasow Xasan Kaaraan Abgaal C/laahi Xirsi Wardheere (Istakiin) Boondheere: Abgaal Cabdi Maxamed Warsame (Dhabaney) Hodan: Habar Gidir Maxamed Cali Axmed Xamar Jajab:Habar Gidir C/laahi Ibraahim Sahal Gardhuub Xamar Weyne:Habar Gidir Deeqa C/qaadir Axmed Wardhiigley: Habar Gidir Cumer C/lle Axmed Jacfaan Hiliwaa Duduble Maxamed Abuur Cali (Jacfar) Howlwadaag : Murusade Daahir Xasan Xuseen Dayniile: Murusade Cali Cumar Abuukar “Cali Xamari” Shangaani; Reer Xamar Tafatiraha on February 14 2013
|
|
|
0 Comments · 2212 Reads
·
· |
|
| Comments |
| No Comments have been Posted. |
| Post Comment |
| Please Login to Post a Comment. |
| Ratings |
|
No Ratings have been Posted.
|










| Arise Theme by Domi 2011 | 2,241,277 unique visits | |
Powered by PHP-Fusion copyright © 2002 - 2013 by Nick Jones. Released as free software without warranties under GNU Affero GPL v3. |
||