 Degmada Owdheegle ee Gobolka shabeelaha Hoose oo ay shlaay la wareegeen Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Amisom ayaaa lasheegay in Xalay lagu dilay 2 nin oo dadka deegaankaasi ka mid ahaa
Ragaan la toogtay ayaa la sheegay in Ciidamada Dowlada loo soo farmuuqay waxaan lagu dilay Beerta shariif axmed ee ku taala Degmada Owdheegle ee Gobolka shabeelaha Hoose.
Maanta ayaa la filayaa ragaasi degnaa degmada Owdheegle ee Xalay la dilay in Lagu aaso Halkaasi,waxaana la sheegay in Ciidamada dowlada ee dilkaasi geystay aysan jirin cid kahadashay ragaasi ay laayeen
Waa dilkii ugu Horeeyay ee Ciidamada Dowladu ka sameeyaan Degmada owdheegle oo ay shlay kala wareegeen Ciidamada Xarakada Alshabaab |