 Xarakada Alshabaab ayaa Xalay saqdii dhexe ku fulisay Dil Toogasho ah askari kenyaan ah oo ay mudooyinkii la soo dhaafay Gacanta ku hayaeen Kaasoo lagu Magacaabi jiray Jonathan Kipkosgei Kangogo.
askarigaan la qisaasay ayaa ka mid ahaa 6 ruux oo ay Alshabaab horay uga soo qafaasheen dalkaKenya islamarkaana ay ku doonayeen in lagu siid ayao Maxaabiis alshabaab ka tirsan ooa y hore u xireen Dowlada kenya.
ka dib Markii ay dhaamaatay 3 todobaad ee Alshabaab ay u qabatay doowlada kenya ayey Xalay saqdii dhexe fulisay Xukunkaan Qisaasta ah |