Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]

Ku Raadso waxaad Rabto

Mid ka mida Agaasimayaasha Xaafiiska Madaxtooyada Soomaaliland oo Saaka kud dhawaaqay inuu is casilay.
Mid ka mida Agaasimayaasha Xaafiiska Madaxtooyada Soomaaliland oo Saaka kud dhawaaqay inuu is casilay.
Agaasimaha Xafiiska Xidhiidhka dadweynaha ee Wasaaradda Madaxtooyada Soomaaliland Cismaan Cabdi Ismaaciil ayaa ku dhawaaqay saaka in uu xilkii uu u Hayay Maamulka Soomaaliland uu iska casilay mana faahfaahin ujeedka rasmiga ah ee Iscasilaadiisa.


a, waxa uu sheegay agaasimuhu in uu u gudbiyay madaxweynaha Somaliland warqadda Istiqlaaladda oo uu ku muujinayo in uu xilkii ka tagayo.

waxaana ka mid ahaa Hadaladiisa“Mudane wasiir aniga oo aad kuugu mahad naqaya mudadii aynu wda shaqaynaynay, Waxaan kula socodsiinayaa ina aan go’aansaday in laga billaabo manta oo ay bishu tahay 19/02/2013 aan joojiyo kana tago shaqadii aan ka hayay Madaxtooyada oo ahayd madaxa Xafiiska Xidhiidhka dadweynaha. Sababaha aan sidaa u go’aansaday dib ayaan ka soo sheego doonaa mar ay ku haboontahay.

waxa uu sheegay inarimaha quseeya iscasilaadiisa uu dib ka soo sheegi doono.

Tafatiraha on February 19 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.