Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]

Ku Raadso waxaad Rabto

Prof jawaari iyo Wafdigiisii oo Xaflad Sagootin ah loogu qabtay Jigjiga
Prof jawaari iyo Wafdigiisii oo Xaflad Sagootin ah loogu qabtay Jigjiga
Maamulka Soomaalida Itoobiya ayaa Xaflad Sagootin ah u sameeyay Wafdigii ka socday Baarlamaanka Soomaaliya uuna hogaaminayay Gudoomiyaha Baarlamaanaka Mudane Maxamed Cismaan jawaari.

Munaasabad Casho sharaf aheyd oo uu soo qaban qaabiyay ismaamulkaasi ayaa ka dhacday Xarunta Maamulka Soomaalida Itoobiya ee Jigjiga waxana munaasabaadasi oo si heersare ah loo soo agaasimay la isku dhafasaday warbixino iyo khudbado kala duwan.

prof jawaari oo ka hadlay Goobtaasi yaa sheegay inuu ku faraxsan yahay Horumarka ka muuqda ismaamulka Soomaalida deeganaadooda waxa uuna xusay in Nidaamka Federaalka uu ka dhaqan galay halkaasi sila amrkaana Soomaalida Itoobiya ay qaateen horumarna ku Talaabsadeen
Madaxweynaha ismaamulka Soomaalida Itoobiya cabdi Maxamuud Cumar ayaa u mahadceliyay wafdiga Baarlamaanka Soomaaliya ee uu hogaaminayya Gudoomiiyaha Baarlamaanka Prof jawaari waxa uuan sheegay in madaxda kale ee Dowlada ay sidaana oo kale us oo Booqdaan Jigjiga xarunta ismaamulka Soomaalida Itoobiya.

Mudadii wafdigu joogay halkaasi waxa uu kulamo la yeeshay dhigooda Baarlamaanka Ismaamulka Soomaaaalida Itoobiya oo ay ka wada hadleen arimo quseeya Xiriirka labada Baarlamaan. wafdiga Gudoomiayha waxa ka mid ahaa Gudoomiye ku xigeenka 2 ee Golaah baarlamaanka Soomaaliya Mahad cabdalle Cawad.
Tafatiraha on February 19 2013
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.