Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]
Warka-11-05-2013
[12-05-2013 04:16]
Warka-10-05-2013
[11-05-2013 03:10]
Warka-09-05-2013
[10-05-2013 00:51]
Warka-08-05-2013
[08-05-2013 23:54]

Ku Raadso waxaad Rabto

Meertadii 2 ee Copa Dal Rey oo Caawa Loo Balan san yahay, Ronaldo oo Xamaasha marka Guriga Barcelona la joogo
Meertadii 2 ee Copa Dal Rey  oo Caawa Loo Balan san yahay, Ronaldo oo Xamaasha marka Guriga Barcelona la joogo
2 Naadi ee ugu Tunka Weyn Wadanka Isbaanishka ayaa Caawa isaga hor imaan doona Lugtii 2 ee Koobka Copa Dal Rey, waxaana kualnkaan uu Ka dhici Doonaa Garoonka Barcelona ee New Cump

Kulankii Hore Labada Kooxood waxa ay isku Macsalameeyeen 1-1 Barbardhac ah,Waxaana caawa Ciyaarta dhaceysa ay Labada Kooxood Tii Badisa ay markaasi Hanan doontaa Koobka Dal Rey oo ah Koob si weyn looga Xiiseeyo Dalka Isbeyn.

Rajada markaad eegtid ka sakow guulo ay kala helaan 2 Kooxood.waxaa marka la fiiriyo Barbardhaca 0-0 Ku Hananaya Koobka Kooxda Martida loo yahay ee Barcelona,1-1 hadii ay nooqotana waxaa loogu Darayaa Waqti dheeraad ah,Balse hadii 2-2 xaajadu ku dhamaato Real Madrid ayaa qaadeysa Koobka ama waxii ka badan sida 3-3 ama 4-4 oo ay adag tahay sida la iskaula gaaro.

Tageere maxamed Jixaas Xasan oo soo Taageerayay Real madird tan iyo 2001 ayaa sheegay inaysan ka aqbali doonin Barcelona inay isku darsadaan sanadkaan 2 koob ee Boqorka iyo la ligaha Isbeyn 2012-2013 waxaana uu Intaasi Raaciyay Mr Jixaas in Koobka Boqorka aysan isku Mashquulin isla markaana ay mudan tahay Real madrid inay Hanato Maadaam aysan ku dagaalami karin Kan Horyaalka La ligaha Isbeyn oo dhibco fara badan laga horeeyo

Weeraryahnka Real madrid Ronaldo ayaa ah XZidig is muujiya isla markaana Xamasha marka la jogo Guriga weeraryahnka ay isku ahayan Xidignimada Caalamka ee Messi,waxana Ronaldo Kulamada ka dhaca Garoonka barcelona uu yahay sida Badan Hogaamiye weyn oo Kooxdiisa Real madrid u Mujiya inay ku daghaalmana Guusha Garoonka Barcelona marka la joogo.

Kulanka Caawa waa mid u dhaxeeya Ka sakow Barcelona vs Real Madrid labaada weeraryahan ee 2 kooxood ay ku duulaan Messi vs Ronaldo


waxaa Diyaariyay
Axmed maxamed Cabdulle'Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com
Tafatiraha on February 26 2013
Comments
169 #1 mulberrysale

on February 27 2013 08:37:57
Because genuine replica rolex are priced will beyond the means of millions of person who would nonetheless be thrilled to own one, many watches manufacturers are now offering replica Cartier , which are remarkably good reproductions at affordable prices.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.