 Col Bare aadan Shire Hiiraale oo ka mida siyaasiyiinta Beesha Mareexaan horana Xilal u soo qabtay isla markaana ka mid ahaa Hogaamiye Kooxeedyadii ugu waaweynaa ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegay inuusan ku qanacsaneyn qaabka hada lagu wado abaabulka shirka jubooyinka waxa uuna soo jeediyay sida hada howlahu kun bilowdeen dhinaca Abaabulka in dib looga fiirsado,waa hadii la doonayo Nabad ka dhalata Jubooyinka.
Bare Hiiraale waxa uu sheegay in Qabiilka uu ayahy wax laga gudbay isla markaan laga Feejignaaado in wax lagu dabaqo isagoo ku baaqay in qabiil aan wax lagu qiimeyn balse arinta qab kale loo furdaamiyo taladana dhex wadaag laga dhigo.
Bare Hiiraale waxa uu ka codsaday Reer JKismaayo in wadajir ay uga hortagaan Cid kasta oow ax u dhimeysa nabadgalyuadooda meelna uga soo jeestaan,sidoo kalena Ciidamda Kenya ay ilaaliyaan Nabadgalyada sida Ciidamda kale ee Amisom oo ay ka tirsan yihiin |
on February 27 2013 08:38:16
on February 27 2013 08:40:59