Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]
Warka-11-05-2013
[12-05-2013 04:16]
Warka-10-05-2013
[11-05-2013 03:10]
Warka-09-05-2013
[10-05-2013 00:51]
Warka-08-05-2013
[08-05-2013 23:54]
Warka-07-05-2013
[08-05-2013 02:00]

Ku Raadso waxaad Rabto

Puntland oo Goysay Wado Raf ah oo Alshabaab ay u mari ireen Buuraha Galgala ee gobolka Bari.
Puntland oo Goysay Wado Raf ah oo Alshabaab ay u mari ireen Buuraha Galgala ee gobolka Bari.
Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu jaray wado muhiim aheyd oo ay Al-Shabaab uga tallaabi jireen Buuraha Galgala, halkaasoo aheyd goob mudooyinkii u dambeeyay ay saldhigyo ku lahaayeen.

Gudoomiyaha Tuulada Boocame ayaa sheegay inay jareen marino Al-Shabaab uga gudbayeen buuraha Galgala, iyagoo isu ekeysiinayay Tabliiq ahaan.

“Waxaan jarnay marino muhiim ahaa oo Al-Shabaab uga tallaabayeen Buuraha Galgala, iyagoo iska dhigayay Tabliiq, dhowr jeer hore ayay sidan ku mareen, hada waxaan dhignay Ciidamo dariiqa ma soo maraan”ayuu yiri.

Puntland ayaa sheegtay in dagaalyahanada Shabaab ee ka soo baxay Koofurta Soomaaliya ay dhowr jeer oo hore ay u gudbeen deegaanada buuraha, si ay halkaas ugu dhuumaaleystaan, waxaana ay ku hanjabeen inay ka sifeyn doonaan.

Saraakiil iyo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa ku sugan Buuraha Galgala, waxaana horaantii bishan iyo bishii la soo dhaafay ay dagaalo ku qaadeen duleedka Boosaaso iyo fariisimo Ciidamada Puntland ku lahaayeen meel ku dhow Buuraha Galgala.

Puntland ayaa xilligan culeys baaxad leh ka wajaheysa Al-Shabaab, kadib weeraro iyo qaraxyo dhowaan ka dhacay deegaanada maamulkaas ka arimiyo, waxaana weerarkii u dambeeyay oo is qarxin ahaa uu ka dhacay Waqooyiga Galkacyo, kaasoo uu ka bad baaday Taliye kuxigeenka Booliska Puntland.
Tafatiraha on February 26 2013
Comments
169 #1 mulberrysale

on February 27 2013 08:39:54
If you were thinking what are these different grades of fake rolex Online all about and that if these famous watches were available in different grades, be ready for a surprise. We are not talking about the replica Omega but we are discussing about the Rolex replica that are available online.
191 #2 honghong

on April 16 2013 04:16:42
We all know that almost everyone would like to own one of these sought after Replica Handbags, yet for most of us it just costs too much.Read these tips and advices that can show you where you can buy designer replica handbags.It is amazing to note the number of people who shop for Replica rolex.They are educated people and yet they search the net for a replica watch. People know that a replica watch is a replica watch and the Rolex Replica watches can never replace a real one.The Replica Rolex Watches suit all needs of people from different walks of life, be it students, professionals, businessmen or homemakers.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.