Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]
Warka-11-05-2013
[12-05-2013 04:16]
Warka-10-05-2013
[11-05-2013 03:10]
Warka-09-05-2013
[10-05-2013 00:51]
Warka-08-05-2013
[08-05-2013 23:54]

Ku Raadso waxaad Rabto

Gen. Gaafoow'Dowlada Soomaaliya ayaa Awood u leh Xiritaanka garoon Diyaaradeed'....
Gen. Gaafoow'Dowlada Soomaaliya ayaa Awood u leh Xiritaanka garoon Diyaaradeed'....Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo jinsiyadaha Dowlada Federaalak Soomaaliya Jen. Cabdulaahi Gaafoow Maxamuud ayaa sheegay inuusan Fahmin sababta garoon diyaaraeed loo xirayao isagoo xusay in Awooda Garoon diyaaradeed lagu xirayo ay leedahay Dowlada Federaalka Soomaaliya.
Tafatiraha on May 15 2013
Dagaal Culus oo ka dhacay shalay Galankii danbe iyo Xalay Degaano ka Tirsan Gobolka Gedo.......... .
Dagaal Culus oo ka dhacay shalay Galankii danbe iyo Xalay Degaano ka Tirsan Gobolka Gedo.......... .Dagaal culus oo la isku adeegsday Noocyada kala duwan ee Hubka ayaa shalay Galab iyo Xalay ka dhacay Deegaano ka Tirsan Gobka Gedo,waxaana la sheegayaa in Dagaalkaasi uu geystay dhimasho iyo dhawac soo gaartay Ciidmada Dowlada vs Kuwa Alshabaab
Tafatiraha on May 15 2013
Raisulwasaaraha Soomaaliya oo Gudi ka kooban 2 Gole u Magacaabay Arimaha Jubooyinka.......
Raisulwasaaraha Soomaaliya oo Gudi ka kooban 2 Gole u Magacaabay Arimaha Jubooyinka.......Mey 15 2013, Mogadishu - Ra'iisul Wasaarha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdon "Saacid" ayaa maanta wareegto ku soo saaray gudi ka kooban labada gole iyo iyo xiriiriye tiradooduna tahay 16 xubnood loona xilsaaray wada-xaajoodka iyo dib-u heshiisiinta Jubbooyinka.
Tafatiraha on May 15 2013
Wanger oo u weeciyay Wigen inay gasho Heerka 2 ka dib Markii uu ku xasuuqay 4-1........
Wanger oo u weeciyay Wigen inay gasho Heerka 2 ka dib Markii uu ku xasuuqay 4-1........Macalinka Arsenal arsen wange roo ay ka goan tahay inuu Urursado 6 dhibcood oo ka xigay u so gudbida Champions ligua aya Xalay Kooxdiisa arsenal waxa ay kabaha la dulmareen Wigen iyagoo ku qasbay inay Galiyaan heerka 2 ee Horyaalak ingiriiska
Tafatiraha on May 15 2013
15ka mey oo Manta laga xusayo Muqdisho iyo qaar ka mida Gobolada Dalka Soomaaliya.
15ka mey oo Manta laga xusayo Muqdisho iyo qaar ka mida Gobolada Dalka Soomaaliya.Qaban qaabada Munaasabaddo lagu xusayo maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15ka-May oo sidoo kale ku beegan sanad guurradii 70-aad ee kasoo wareegatay aas aaskii ururkii SYL ayaa ka soconaya meelo badan oo dalka ka mid ah, ayadoo munaasabadahaasina ay kuwa ugu badan maanta ka dhici doonaan magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka.
Tafatiraha on May 15 2013
Somaliland oo shaacisay inay si KMG ah u Hakad u Gelisay Duullimaadyadii ay Qaramada Midoobay ku Tegi jirtay Deegaannadeeda
Somaliland oo shaacisay inay si KMG ah u Hakad u Gelisay Duullimaadyadii ay Qaramada Midoobay ku Tegi jirtay DeegaannadeedaXukuumadda Somaliland, ayaa si weyn uga so horjeedsatay soo wareejinta cashuuraha hawadda sare ee Soomaaliya laga qaado ee loo soo gacangaliyey dawladda Soomaaliya.
admin on May 15 2013
Wanger ma qaadan Karaa 6 dhibcood ee Wigen vs Newcastle si uu Champions Liguae 2013-3014 ugu soo baxo
Wanger ma qaadan Karaa 6 dhibcood ee Wigen vs Newcastle si uu Champions Liguae 2013-3014 ugu soo baxoWaxaa la is weydiinayaa Macalin Wanger oo mudo dheer soo leylinayay Kooxda Arsenal ma qaadan karaa 6 dhibcood ee Naadiyada Wigen iyo Newcastle si uu ugu soo baxo Champons Liguae 2013-3014 ee Xili ciyaareedka soo socda Maadam kooxdisu aanay ku dhicin Koobka Euro Liguae loogana baran intii uu joogay
Tafatiraha on May 14 2013
Shir ka dhacay Maanta Gudaha Kismaayo,waxaana shirkaaasi ka qeybgalay beelaha diidan shirka jubaland hada uga socda Kismaayo.
Shir ka dhacay Maanta Gudaha Kismaayo,waxaana shirkaaasi ka qeybgalay beelaha diidan shirka jubaland hada uga socda Kismaayo.Waxaa Maanta ka dhacay xarunta Gobolka Jubada Hoose ee Kismaayo kulan ay siagu yimaadeen waxgarad,odoyaal iyoa qoonyahano ka soo jeeda Gobolada Jubooyinka iyo Gedo,waxaana kulankaan si weyn loogu qaadacay shirka ka socda Jaamacada Kismaayo
Tafatiraha on May 14 2013
Qaraxyo Maanta lala beegsaday Agagaarka wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya ee Jidka Warshadaha Magaalada Muqdisho.
Qaraxyo Maanta lala beegsaday Agagaarka wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya ee Jidka Warshadaha Magaalada Muqdisho.2 qarax oo waaweyn ayaa Maanta gilgilay Agagaarka wasaarada Gaashaandhiga ee Jidka Warshadaha,waxaana la shegayaa in qaraxyadaasi oow ax yar kala Dambeeyay ay geysten dhimasho iyo dhaawac soo gaaray Ciidanka Milatariga Dowlada Federaalka Soomalaiya ee goobtaasi ka ag dhawaa.
Tafatiraha on May 14 2013
Maxkamad ku Taala Mareykanka oo xukun ku riday dhalinyaro Soomalaiyed oo lagu eedeeyay inay taageerayeen xarakada Alshabaab.
Maxkamad ku Taala Mareykanka oo xukun ku riday dhalinyaro Soomalaiyed oo lagu eedeeyay inay taageerayeen xarakada Alshabaab.Maxkamad ku Taala Mareykanka oo xukun ku riday dhalinyaro Soomalaiyed oo lagu eedeeyay inay taageerayeen xarakada Alshabaab. Maxkamada ku taala dalka Mareykanka ayaa xukun ku ridday dhalinyaro Soomaali ah kadib markii lagu helay iney taageero u raadinayeen argagixisada Shabaab.
Tafatiraha on May 14 2013
EnG Faysal Cali Waraabe' Diinta Soomaaliland uga bixi Maayo Hadii aan la kulmo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh
EnG Faysal Cali Waraabe' Diinta Soomaaliland uga bixi Maayo Hadii aan la kulmo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan SheekhGudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Xalay ka hadlayay Xaflad Taageerayasha Ucid ay ku qabteen Magaalaad Bristol ee Wadanka Ingiriiska ayaa sheegay inuu la Yabaay Dadka wali ka hadlaya KLulankii dhawaan ku dhexmaray Hoteel ku Yaala Magaalada Bermingham Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyow afdigii la socday,waxaana uu sheegay in Kulankaasi sida loo dhigayo uusan aheyn balse uu aha mid shaqsiyadeed iyo Salaan.
Tafatiraha on May 14 2013
Falal dil ah oo Xalay ka dhacay Maqaayad ku Taala Gudaha Garoowe
Falal dil ah oo Xalay ka dhacay Maqaayad ku Taala Gudaha GarooweRag ku hubeysan Qoriga Ake47 ayaa Xalay ku toogtay Goob Maqaxi ah oo ku Tiilay Xarunta Puntland ee Garoowe marxuumiin la kla oran jiray Cabdirisaaq Bootaan iyo nin kale oo isna lagu neynaaso Afdhuub.waxaana marxuuminta ay ku geeryoodeen Isbitaalka Garoowe.
Tafatiraha on May 14 2013
Dagaal Xalay ka dhacay deegaanka Goof Gaduud ee u dhow Magaalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay..........
Dagaal Xalay ka dhacay deegaanka Goof Gaduud ee u dhow Magaalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay..........Dagaal culus oo la isku adeegsaday Noocyada kala duwan ee Hubka aya Xalay ka dhacay deegaanka Goof Gaduud Shabeeloow oo u dhow magaalada baydhabo ee Gobolka Bay,waxaaana dagaalkaan uu u dhaxeeyay Ciidmada Dowlada vs kuwa Amisom oo dhinac ah iyo Ciidanka xarakada Alshabaab.
Tafatiraha on May 14 2013
Bandow Xalay ka dhaqan galay Xarunta Gobolka Togdheer ee Burco,ka dib shaqaaaqadii shalay a dhacday Halkaasi.
Bandow Xalay ka dhaqan galay Xarunta Gobolka Togdheer ee Burco,ka dib shaqaaaqadii shalay a dhacday Halkaasi.Xaalad deganaansho ah ayaa Saaka kamuuqata xarunta Gobolka Togdheer ee Burco oo shalay ay ka jireen Shaqaaaqooyin sababay dhimasho iyo dhaawac.
Goobaha Ganacsiga,kuwa Waxbarashada ayaa saaka dib u furmay ka dib Markii shalay Galankii
Tafatiraha on May 14 2013
Afhayeenka Howlgalada Alshabaab' waa ku faraxsanahay in Amisom ay qirato inaan ka dilnay in ka badan 3000 oo askari'..........
Afhayeenka Howlgalada Alshabaab' waa ku faraxsanahay in Amisom ay qirato inaan ka dilnay in ka badan 3000 oo askari'..........Afhayeenka Howlagalada Xarakada Alshabaab Sheekh Cabdicasiis Abuu Muscab oo la hadlay Idaacada Andalus ee Taageerta Xarakada Alshabaab ayaa waxa uu sheegay in Ciidmaada Amisom ee ay kula Dagaalameen Gudaha Wadanka Soomaaliya ay ka dileen in ka badan 3000 askari.
Tafatiraha on May 14 2013
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.