Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]

Ku Raadso waxaad Rabto

Kulan Maanta Dhex Maray Odoyaasha Dhaqanka iyo madaxda ugu Sareysa Dowlada KMG ee Soomaaliya....
Kulan Maanta Dhex Maray Odoyaasha Dhaqanka iyo madaxda ugu Sareysa Dowlada KMG ee Soomaaliya....Kulanka uu maanta madaxweynaha la yeeshay Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaa waxaa ku wehliyay R/wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali iyokuxigeenka R/wasaaraha ahna wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Cabdiwahaab Ugaas Xuseen, gudoomiyaha Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo mas置uliyiin kale.
nvqkjcf188 on July 14 2012
5 Xubnood oo ka Tirsan Kooxda Alla Sheekh oo Madaxweyne Sheekh Shariif loogu Xilsaaray Ololaha Doorashadiisa
5 Xubnood oo ka Tirsan Kooxda Alla Sheekh oo Madaxweyne Sheekh Shariif loogu Xilsaaray Ololaha DoorashadiisaMadaxweynaha Dowlada KMg Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayey warar ku dhow dhow sheegeen in 5 Xubnood oo ka Tirsan Kooxda Aala Sheekh uu u xilsaartay Ololihiisa Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya.
nvqkjcf188 on July 14 2012
Muqdisho
admin on July 14 2012
Ciidamada Gaashaan ee Afka Duuban kana Tirsan Dowlada KMG oo Gacanta ku dhigay Sarkaalkii Alshabaab u qaabilsanaa Burburinta Qabuuraha Gobolka Shabeelaha dhexe...
Ciidamada Gaashaan ee Afka Duuban kana Tirsan Dowlada KMG oo Gacanta ku dhigay Sarkaalkii Alshabaab u qaabilsanaa Burburinta Qabuuraha Gobolka Shabeelaha dhexe...Ciidamadaan oo Howlgal ka sameeyay Gudaha Degmada Balcad iyo Nawaaxigeeda ee Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa ku Guuleystay inay Gacanta ku soo dhigaan sarkaalkii Alshabaab u qaabilsanaa Burburinta qabuuraha ee Gobolka shabeelaha dhexe waxana ninka ay gacanta ku soo dhigeen Lagu Magacaabaa cabdulaahi Sheekh,sidoo kale Howlagalkaasiw axaa lagu sooq abtay saraalkiil kale oo iyaguna Alshabaab ka Tirsanaa
nvqkjcf188 on July 14 2012
Xarakada Alshabaab oo Shalay Galab ka Afduubtay Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan nabadoon Halkaasi deganaa
Xarakada Alshabaab oo Shalay Galab ka Afduubtay Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan nabadoon Halkaasi deganaaCiidamada Xarakada Alshabaab ayaa shalay Galab ka afduubtay Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Nabadoon deganaa Fegmadasi laguna Magacaabo Nabadoon Raage Dhaqane Mahad alle kaasoo ay ku eedeeyeen inuu xiriir la leehay Dowlada KMG ee Soomaaliya
nvqkjcf188 on July 14 2012
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa maanta la kulmay Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga oo booqday Garoowe.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa maanta la kulmay Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga oo booqday Garoowe.Labada Mas置ul ayaa kulankooda ku saleysnaa isla eegista howlaha howlaha qabyada ah iyo dhameystirka geedi socodka nabadda {Road Map}, waxayna kulankooda kadib qabteen kulan wareed ay kaga hadleen waxyaabihii ay ka wada hadleen.
nvqkjcf188 on July 14 2012
Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Sheegay in Novembar La qaban doono Ciyaarihii Gobolada Soomaaliya.....
Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Sheegay in Novembar La qaban doono Ciyaarihii Gobolada Soomaaliya.....Ra段isul Wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya C/wali Maxamed Cali Gaas oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay dhawaan la bilaabi doono ciyaarihii Gobalada dalka Soomaaliya
nvqkjcf188 on July 14 2012
Musharaxa Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo dhaliilay Habka Dowlada KMG ay u Fuliisay Howlagalkii Dadka Faraha Badan Loo Qabtay.........
Musharaxa Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo dhaliilay Habka Dowlada KMG ay u Fuliisay Howlagalkii Dadka Faraha Badan Loo Qabtay.........Waxa uu sheegay Mr Cabdishakuur in dadka faraha badan ee dowladu qabqabatay ay u Badnaayeen dad aan waxba Galabsan isla Markaana ay ku jiri Karaan kuwa ka TIrsan Alshabab

nvqkjcf188 on July 14 2012
Mas置uliyiinta Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga iyo Heyadda Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga Turkiga ee(TIKA) oo Kulan Wada Yeeshay
Mas置uliyiinta Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga iyo Heyadda Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga Turkiga ee(TIKA) oo Kulan Wada YeeshayMadaxa Heyadda Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga ee Turkiga (TIKA) Mr Serdar Cam iyo Safiirka safaarada soomaaliyeed ee Ankara Mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan iyo Xoghayaha Koowaad ee Safaaradda Mudane Cabduqaadir Maxamed Nur ayaa waxa ay manta kulan ku yeesheen xarunta TIKA ee Magaalada Ankara
admin on July 14 2012
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Maanta ku soo Guryo Noqday Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho...
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Maanta ku soo Guryo Noqday Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho...Gudoomiyaha Baarlamanka KMG ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta dib ugu soo laabtay dalka ayaa ugu baaqay Dadweynaha Soomaaliyeed iyo Caalamka in ay si wadajir ah uga qeyb qaataan sidii loo dhameystiri lahaa geedi socodka nabadda dalka Soomaaliya.
nvqkjcf188 on July 13 2012
Maamulka Xarakada Alshabaab ee Kismaayo oo Xabsiga u Taxaabay Ganacsato keenta Magaaladaasi Qaadka...
Maamulka Xarakada Alshabaab ee Kismaayo oo Xabsiga u Taxaabay Ganacsato keenta Magaaladaasi Qaadka...Maamulka Xarakada Alshbaab e Gacanta ku Haya Xarunta Gobolka Jubada Hoose ee Kismaayo ayaa Maanta Xabsiga u Taxaabay 4 nin oo ka mida ganacsatada Magaaldaasi keena Qaadka Miiroowga waxaan xarakada Alshabaab ay ku eedeysay Ganacsatadaasi inay doonayeen inay Hab dhuumaaleysi ku soo Galiyaan Gudaha Magaalada Qaadka Miirowa oo hore Alshabaab uga Mamanuucday Cunistiisa iyo ak ganacsigiisaba Kismaayo.
nvqkjcf188 on July 13 2012
Shir Hal ku dhigiisu ahaa Muqdisho Maxay Dooneysaa,Dalka iyo Dadku Maxay Doonayaan oo Maanta Muqdisho ka dhacay.....
Shir Hal ku dhigiisu ahaa Muqdisho Maxay Dooneysaa,Dalka iyo Dadku Maxay Doonayaan oo Maanta Muqdisho ka dhacay.....Heyadda Wadahadalka Bulshada ayaa Maanta Goob Gooniya isagu Keentay Qaar ka mmida Qeybaha Bulshada ku dhaqan Mudisho.waxaana Kulankaan diirada lagu saaray Xal u Helida Caasimada Muqdisho iyo sidii loo wajihi Laha Rabitaanka Shacabka,waxaan Kulankaan ooa haaa mid ku dhacay Jawi wanaagsan ka soo qeybgalay Xaaska Raisulwasaaraha Dowlada KMG ee Soomaaliya DRs Hodan saciid Ciise Fanaaniinta Kooxda qeylo dhaan,qaar ka mida fanaaniintii Hore u Joogay Muqdisho,iyo Ururada Bulshada Caasimada Muqdisho qeybo Matalayay.

nvqkjcf188 on July 13 2012
Golaha Wasiirada Dowlada KMG oo Dood kulul ka yeeshay Ansixinta dastuurka iyo Xaalada Amni ee Dalka Soomaaliya
Golaha Wasiirada Dowlada KMG oo Dood kulul ka yeeshay Ansixinta dastuurka iyo Xaalada Amni ee Dalka SoomaaliyaShir ay yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra段isul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Warbixin safarkii Ra段isul Wasaaraha, arrimaha amniga, Dhameystirka soo xulida Ergada iyo qabsoomida shirkii lagu ansixin lahaa Dastuurka
nvqkjcf188 on July 13 2012
Maamulka Gobolka Gedo ayaa ka hadlay Duqeymo Diyaaradaha dagaalka Kenya ka Geysyteen Gobolkaasi
Maamulka Gobolka Gedo ayaa ka hadlay Duqeymo Diyaaradaha dagaalka Kenya ka Geysyteen GobolkaasiGudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa sheegay in duqeymaha ay ahaayeen kuwo lagu bartilmaameedsaday Kolonyo ay la socdeen Shabaab, isagoo xusay in saddex ka mid ah gaadiidka dagaalka looga gubay sida uu yiri.
nvqkjcf188 on July 13 2012
Ciidamada Milatariga iyo Kuwa Nabad sugida Dowlada KMG oo Xalay iyo Saaka Hub Ururin ka wada Degmada Balcad ee G. Shabeelaha Dhexe.........
Ciidamada Milatariga iyo Kuwa Nabad sugida Dowlada KMG oo Xalay iyo Saaka Hub Ururin ka wada Degmada Balcad ee G. Shabeelaha Dhexe.........Waxaa Xalay iyo Saaka ka soconaya Degmada Balcad ee Gobolka shabeelaha dhexe Howlgal Hub ururin ah oo ay Ciidamada Milatariga iyo Kuwa Nabadsugida Qaranka ay ka Wadaan Degmadaasi oo ay dhawaan La wareegeen Dowlada KMG ee Soomaaliya.
nvqkjcf188 on July 13 2012
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.