Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]
Warka-13-05-2013
[14-05-2013 02:35]
Warka-12-05-2013
[13-05-2013 02:36]
Warka-11-05-2013
[12-05-2013 04:16]
Warka-10-05-2013
[11-05-2013 03:10]
Warka-09-05-2013
[10-05-2013 00:51]
Warka-08-05-2013
[08-05-2013 23:54]

Ku Raadso waxaad Rabto

Ciidamo la Magac baxay Hiil kana socda Jabuuti oo Maanta Muqdisho la geynayo Ciidamadaan la magac baxay Hiil ahan Dufcadii 2 ee Ciidamda Jabuuti ee Muqdisho ka howlagali doona ayaa la filayaa inay Ma
Ciidamo la Magac baxay Hiil kana socda Jabuuti oo Maanta Muqdisho la geynayo  Ciidamadaan la magac baxay Hiil ahan Dufcadii 2 ee Ciidamda Jabuuti ee Muqdisho ka howlagali doona ayaa la filayaa inay MaCiidamadaan la magac baxay Hiil ahan Dufcadii 2 ee Ciidamda Jabuuti ee Muqdisho ka howlagali doona ayaa la filayaa inay Maanta soo Gaaran Magaalada Muqdisho ee Xarunta Dalka Soomaaliya
nvqkjcf188 on June 30 2012
Madaxweynaha Dowlada KMG ee Soomaaliya iyo Wafdigii uu Hogaaminayay oo dib ugu soo Guryo Noqday Muqdisho
Madaxweynaha Dowlada KMG ee Soomaaliya iyo Wafdigii uu Hogaaminayay oo dib ugu soo Guryo Noqday MuqdishoMadaxweynaha DKMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdigii uu hogaaminayay kuna wehliyay Shirkii ka dhacay Dubai ee ay yeesheen Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud' Siilaanyo' aya dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho
nvqkjcf188 on June 30 2012
Qarax Xoogan oo Xalay lala eegtay Kolnyo Gaadiidka dagaalka ah ee Mareysay Degmada Huriwaa ee Muqdisho
Qarax Xoogan oo Xalay lala eegtay Kolnyo Gaadiidka dagaalka ah ee Mareysay Degmada Huriwaa ee MuqdishoQarax Xoogan oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa Xalay Lagula eegtay Gudaha Degmada Huriwaa ee Magaalada Muqdisho Kolonyo Gaadiidka dagaalka ah oo ay la socdeen Ciidamada Amisom ee ku sugan Gudaha Magaalada Muqdisho
nvqkjcf188 on June 30 2012
Raisul wasaaraha Dowlada KMG oo Maareeye iyo Maareeye Ku xigeen Cusub u Magacaabay Dekada Caalamiga ah ee Muqdisho
Raisul wasaaraha Dowlada KMG oo Maareeye iyo Maareeye Ku xigeen Cusub u Magacaabay Dekada Caalamiga ah ee MuqdishoWareegto ka soo baxday Xaafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas oo ku taariikh saneyd 26-ka bishan ayaa waxaa Maareeye iyo Mareeye Ku xigeen Cusub c loogu magacaabay Dekeda Calamiga ah ee Muqdisho.
nvqkjcf188 on June 30 2012
Tarsan oo sheegay in Maamulkiisa Gobolka Banaadir diyaar u yahay Martigalinta Shirweynaha lagu ansixinayo dastuurka
Tarsan oo sheegay in Maamulkiisa Gobolka Banaadir diyaar u yahay Martigalinta Shirweynaha lagu ansixinayo dastuurkaMaxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ah Gudoomiyaha maamulka Gobolka banaadir ayaa carabka ku dhuftay in Maamulkiisu u diyaar garoobay Martigalinta Shirweynaha lagu ansixinayo dastuurka Soomaaliya isla markaan uusan shirku u baaan doonin dhaqaale IWM
nvqkjcf188 on June 30 2012
Abwaan Cabdirashiid Sheekh Biixi' 1 Luuliyo Waa Maalin ku weyn Quluubta shacabka Soomaaliyeed Baal Dahab ahna ka xardhan Sooyaalkii Taariikhda Soomaaliya
Abwaan Cabdirashiid Sheekh Biixi' 1 Luuliyo Waa Maalin ku weyn Quluubta shacabka Soomaaliyeed Baal Dahab ahna ka xardhan Sooyaalkii Taariikhda SoomaaliyaMaalinta 1 Luliyo oo sanadkaan 2012 ay ka soo wareegtay 52 sano waa Maalin Ku weyn Quluubta Shacabka Soomaaliyeed Baal dahab ahna kaga Xardhan Sooyaalkii Taariikhda Soomaaliya,waa maalin lama ilaawaan ah oo qof kasta oo damiir lihi xasuusanayo Marka la gaaro ,Hadaba Umadda Soomaaliyeed Meelkasta oo ay Joogto waxaan faraxad iyo reyn reyn kula qeybsanayaa Munaasabadaan oo aan ugu Tala galay Qormo xiiso badan oo Ku Bilaabaneysa sidatan
nvqkjcf188 on June 30 2012
Sheekh Shariif iyo Axmed Siilaanyo oo ku Heshiiyay isku socodka Ganacsiga iyo in siyaasi kasta oo Soomalaialnd ah u gudbi karo Soomaaliya.
Sheekh Shariif iyo Axmed Siilaanyo oo ku Heshiiyay isku socodka Ganacsiga iyo in siyaasi kasta oo Soomalaialnd ah u gudbi karo Soomaaliya.Madaxweynaha DKMG ee Soomaaliya Sheekh Sahriif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud' Siilaanyo' ayaa Maanta ku heshiiyay isdhaafsiga ganacsga iyo is dhexmarka Siyaasiinta ka soo kala jeeda labada dhinac
nvqkjcf188 on June 29 2012
Dufacii Labaad Ciidamda Jabuuti oo Maanta Gaaray Xarunta Gobolka Hiiraan ee Baladweyne
Dufacii Labaad Ciidamda Jabuuti oo Maanta Gaaray Xarunta Gobolka Hiiraan ee Baladweyne200 askari oo ka mida Ciidamada Wadanka Jabuti ee ka Tirsan Amisom ayaa Manata Gaaray Xarunta Gobolka Hiiraan waana Dufcadii 2 ee Ciidanak jabuuti ee Ku sugan Gobolkaasi
nvqkjcf188 on June 29 2012
Xulka Talyaaniga oo 12 sano ka dib u soo Baxay Finalka Euro 2012 ka dib Markii ay 2-1 ku silciyeen Germany
Xulka Talyaaniga oo 12 sano ka dib u soo Baxay Finalka Euro 2012 ka dib Markii ay 2-1 ku silciyeen GermanyXulka Talyaaniga ayaa Xalay Xaqiijiyay u soo gudbida Ciyaarta Kama Dambeysta ah ee Finlka Euro 2012 ka dib Markii ay ku Jiireen 2-0 Xulka Jarmalka oo ka mid ahaa Wadamadii sii carbuuntay Hanashada Koobkaan ka dib Markii 9 kulan oo ka Tirsanaa Isreebreebka Euro 2012,iyo Kulmada ka dhacay Wadamada Poland iyo Ukraine ay Ku wada Guuleysteen Iyagoon Mar qura laga badin,balse Kulankii Xalay uu Talyaanigu Guulihii is xigay Sanooyinkaan uu soo afjaray
nvqkjcf188 on June 29 2012
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo ka Hor Yimid Kulanka uga Soconaya Dubai Madaxweynaha DKMG iyo Madaxweynaha Soomaaliland.
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo ka Hor Yimid Kulanka uga Soconaya Dubai Madaxweynaha DKMG iyo Madaxweynaha Soomaaliland.Madaxweynaha Puntland, C/raxmaan Sheekh Max'ed Faroole ayaa kasoo horjeestay qodobbadii kasoo baxay kulankii Dubai ku dhex-maray madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxmauud (Siilaanyo)
nvqkjcf188 on June 29 2012
Xarakada Alshabaab oo sheegtay inay Ku Dagaalami doonaan Gudaha Kismaayo oo si sahal uga Bixi dooni.
Xarakada Alshabaab oo sheegtay inay Ku Dagaalami doonaan Gudaha Kismaayo oo si sahal uga Bixi dooni.Madaxa Xarakada Alshabaab ee Kismaayo Sheekh Xasan Yaaquub ayaa u sheegay Saxaafada in Kismaayo aysan si sahala uga bixi doonin Kuna Dagaalai doonaan waxa uuna ka codsaday Bulshada Ku dhaqan Halakasi inay ka qeyb qaataan Jihaadka ka dhanka ah Ciidmada ku soo fool leh Kismaayo
nvqkjcf188 on June 29 2012
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Soomaaliland oo Kulan Albaabadu u xiran Yihiin uga Bilowday Dubai
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Soomaaliland oo Kulan Albaabadu u xiran Yihiin uga Bilowday DubaiWararka aga soo Gaaraya Magaalada Dubai ee isutaga Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in kulan ay albaabada u xiran yihiin uu u furmay Saaka Madaxweynha Dowlada KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud'Siilaanyo'
nvqkjcf188 on June 29 2012
Odoyaasha Dhaqanka ee Muqdisho ku shirsan oo loo qeybiyay Dastuurka Cusub ee Soomaaliya
Odoyaasha Dhaqanka ee Muqdisho ku shirsan oo loo qeybiyay Dastuurka Cusub ee SoomaaliyaWasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta Odoyaasha u qeybiyay Dastuurka dalka Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed Islamarkaana laga sugayo iney Odoyaashu soo xulaan
Ergadii ansixin laheyd Dastuurka dalka.
nvqkjcf188 on June 29 2012
Xulka isbeyn oo u soo Baxay Kama Dambeysta Euro 2012 ka dib Markii ay ka Badiyeen Portuqal Ciyaartii Sami finalkaee Xalay
Xulka isbeyn oo u soo Baxay Kama Dambeysta Euro 2012 ka dib Markii ay ka Badiyeen Portuqal Ciyaartii Sami finalkaee XalayXulka Difaacanaya Euro 2012 ayaa Xalay 4-2 Rigoorayaal ah uga Taqlusay Xulka Portuqal oo ay Ciyaar adag ku Yeesheen Wadanka Ukraine kualnkaan oo qeybka ahaa Sami finalka Euro 2012.
nvqkjcf188 on June 28 2012
Alshabaab oo Isaga Baxday Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeelaha dhexe iyadoo aysan sdoo gaarin Ciidmada Dwoalda KMG iyo Kuwa Amisom.....
Alshabaab oo Isaga Baxday Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeelaha dhexe iyadoo aysan sdoo gaarin Ciidmada Dwoalda KMG iyo Kuwa Amisom.....Degmo Xeebeedka Warsheekh oo ka Tirsan Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa la Tilmamayu inay isaga Huleelen Ciidm,adii Xarakada Alshabaab e Hore u Joogay Halakasi ka dib Markii la qabsaday Degmada Balcad ee Gobolka shabeelaha dhexe.
nvqkjcf188 on June 28 2012
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.