Madaxweynaha Dowlada KMG ee Soomaaliya oo ka Codsaday Reer Afgooye inay La Shaqeeyaan Xukuumadiisa,ayna isa soo dhiibaan dhalinyarada Alshabab ay duufsatay......
Madaxweynaha Dowlada KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Shekh Axmed oo Xalay u Hoyday Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo dhawaan Laga Xoreeyay Ciidamda Xarakada Alshabab ayaa kulan la qaatay odoyaasha,waxgaradka,Dhalinyarada iyo Haweenka Degmada Afgooye waxaan uu ka Codsaday inat taageri hiil iyo hoomah La Garab istagaaan Dowladiisa lana shaqeeyaan isla Markaana dhalinayarada ay duufsatay Alshabaab loo fidinayo cafis hadii ay ka Towbad keenana Kooxda Alshabab ee Fakirka qaldan ku Beertay.
Ciidamada DKMG iyo Kuwa Amisom oo wax ka yar 10KM u Jira Degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe..
Ciidamada DKMG ee Soomaaliya iyo Kuwa Amisom oo Guluf Dagaal kala soo horjeeda Ciidamada Xarakada Alshabaab ayaa la sheegay inay si weyn ugu sii siqayaan Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayna u Jiraan wax ka yar 10Km iyadoo la filayo inay saacadaha soo socda La wareegaan Degmadaasi oo ka Tirsan Gobolka Shabeelaha dhexe.
Nabadoon Caan ka ahaa Baladweyne oo Xalay Halkaasi ay ku dileen Kooxo Hubeysan...
Wararka Naga soo Gaaray Baladweynen Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Xalay Lagu dilay Gudaha Magaaladaasi Nabadoon si weyn Looga Yaqiinay Gobolka Hiiraan oo la oran Jiray Cabdi Goobe waxaana Marxuumka lagu dilay Xaafada Howlwadaag ee Galbeedka Baladweyne.
Dowlada Mareykanka oo Taalaabo ka qaadeysa Ciidi Ka Hor Timaada Roed Mapka,Iyo Fariintaasi oo Quus Galin doonta...
Dowlada Mareykanka aaya sheegtay inay Talaabo ka qaadi doonaan Ciidii Ka Hortimaada Roed mapka Loo Sameynayo Soomaaliya,waxaana Hadalkaan uu Ku soo beegmay Maalmo Dabadeed Markii Lacago Malaayiin ah ay Mdaxa Madaxda Alshabab ay Mareykanku dul dhigeen.
Gaas'Waxaan Bilaabeynaa Mar dhow wadahadaladii Soomaaliya iyo Soomaaliland,Mudadii aan xilka Hayeyna Meelo Badan Bay Dowladu La wareegtay...
Raisul Wasaaraha Dowlada KMG ee Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali gaas ayaa sheegay in Somaliya ay muhiim tahay in ay isku soo laabato oo ay ka baxdo dhibatada hada Taagan isagoo ku Nuux nuuxsaday Mudadii uu Xilkaan Hayaya inay DKMG ay la wareegtay Gobolo Cusub oo aysan Hore u joogin.
Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Hargeysa oo Saaka La Dhaawacay,iyo Kooxihii Ka dambeeyay Falkaasi oo Baxsaday
Waxaa Saaka Lagu dhaawacay Magaalada Hargeysa Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Hargeysa Garyaqaan Cabdirashiid Duraan,iyadoo weerarkiisa uu ku soo beegmay Maalmo ka dib Markii Maxkamada Hargeysa ay Xukuno ku RIday Masuuliyiin iyo Dad shacab ah oo lagu eedeynayay Lunsi Rashin Mucaawino ah.
Lacago la sheegay inay Lunsadeen Xaafiiska Madaxweynaha Iyo Kan Raisulwasaaraha DKMG ee Soomaaliya iyo Baaritaano
Lacago la sheegay inay Lunsadeen Xaafiiska Madaxweynaha Iyo Kan Raisulwasaaraha DKMG ee Soomaaliya iyo Baaritaano
oo ay doonayan inay ka Bilaabaan Quburo ka socota Banigiga Aduunka...
Wargayska Daily Nation ee ka soo Baxa Neyroobi oo sheegay in shil Baabuur uu ku Geeriyooday Wasiirka amniga Dowlada Kenya.
Shilkan ayaa la sheegay in uu dhacay saakay 9-kii subaxnimo waxaaan qoraalkii Wargeysku uu daabacay u qornaa sidatan
Kenya’s Internal Security ministers Prof George Saitoti and Orwa Ojode and five others are feared dead when a Police chopper crashed in Kibiku area in Ngong forest at 9am on Sunday, according to police sources.
The two were heading to Orwa Ojode’s Ndhiwa Constituency for a fund-raising
Ciidamo Ka Tirsan Alshabaab oo Galay Degmada Ceel Buur ee Gobolka Galgaduud Ka dib Markii ay isag Baxeen Ciidamda Itoobiya.
Wararka Naga Soo Gaaraya Degmada ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa sehegaya inay Halkasi Faaruqiyen Ciidmada Itoobiya ee Mudooyinkaan ku sugnaa Waxaana Dib ula Wareegay oo Gudah u galay Magaalaadasi Ciidamda Alshabaab ee Hore Looga Soo saaray.
Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa aheyd Saldhiga Ugu balaarnaa Goblkaasi ee ay Lahaayeen Alshabaab Mudadii ay ku sugnaayeen Gobolka Galgaduud deegano Ka tirsan