Ahlu Suna Waljameeca oo ku kala qeybsan Ka qebgalka Shirka Odoyaasha dhaqanka Soomaaliyeed uga Furmay Magaalada Muqdisho.
Culumaa'udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa sheegay in aanay jirin cid uga qeyb galeysa shirka odayaasha dhaqanka ee ka furmay malainimadii shalay Magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka qeyb galayaan ilaa 135 hogaamiye dhaqameed ka kala socda Gobolada dalka.
Chelsea oo Ku Guuleysatay FA Cupka Ingiriiska 2011-2012,ka dib markii ay ugu Jilib dhigtay 2-1 Kooxdas ay Xifaaltanku kala dhaxeeyo ee Liverbool
Kooxda Chelsea ee isku diyaarineysa 19ka Bishaan Ciyaarta Finalka Championka 2011-2012 ayaa Xalay xaqiijisay Hanashada Koobka FA Cupka 3 sano ka dib markii Ciyaartii Finalak ay 2-1 ku legdeen Kooxda Liverbool oo ka mida Koxaha Waaweyn ee Heerka 1 ee Ingiriiska.
Sheekh Xasan Daahir Aweys' Dastuurka Qabyo Qoraaleedka dan inooma aha waxaaana wadata Gaalo
Madax Howlgalada Xarakada Alshabaab ee Koonfurta Soomaaliya Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah culumada iyo saraakiisha Ururka Al-Shabaab ayaa si kulul uga hadlay Dastuurka Qabyo qoraalka ee Dowalda KMg ee Soomaaliya ay ugu Tala gashay in Lagu Maamulo Wadanka Soomaaliya.
Sheekh Cali Dheere oo u sheegay Idaacad Taageerta Alshabaab in Madaxda Dowlada KMG ay Noqdeen Kuwa lumiyay Islaanimadii iyo Soomaalinimadii...
Cali Dheere oo la hadlayay Idaacadda Andalus ee taageerta shabaab ayaa sheegay in Somalida ay caado u lahayd Gumeysi diid, waxa uuna sheegay in kuwa sheeganaya Dowlada KMG ay ka tageen islaanimadii hadana ay ka sii tageen waxay Somalid Caado u ahayd Soomaalinimadii.
5-5-2012 Maanta oo Si Rasmi Loo Daahfuray Codeyntii Finalka 5ta Musharax ee isagu soo Haray kama Dambeysta Musharaxa Madaxweyanha Soomaaliya....
Waxaa Maanta oo Taariikhdu Ku Beegan Tahay 5-5-2012 si Rasmi ah loo daah furay Codeyntii Wareega 3 ee Finalka ayna ku Tartamayaan Musharixiinta isagu soo haray Wareegaan ee Musharaxa Madaxtinimada Soomaaliya,waxaan Codeyntaan oo 2 wareeg oo hore la soo qabtay soona bilaabatay 26-3-2012 ay socon doontaa wareegeeda Finalka inta u dhaxeysa 5-15 Mey 2012.
Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud oo Xalay uu ka dhacay Dagaal aad u qaraar una dhaxeeya dhinacyadii iska soo Horjeeday
Dagaalo qaraar oo la isku adeegsaday Hubka Noocyadiisa kala duwan ayaa Xalay ka dhacay Duuleedka Degmada Ceel Buur ee Gobolka Galgaduud waxaabn Dagaalkaasi uu u dhaxeeyay Ciidamda isbaheysiga ee Gacanta ku haya Magalada iyo Kuwa Xarakada Alshabaab,waxana Dagaalkaasi uu dhaliyay dhimasho iyo dhaawac
Xaalada Degmada Afmadoow ee Gobolka Jubada Hoose oo ah mid aad u kacsan ka dib markii Ciidmada DKMG iyo Kuwa Kenya ay wax yar u soo jirsadeen Degmadaasi..
Xaalada Degmada Afmadoow ee Gobolka Jubada Hoose oo ah mid aad u kacsan ka dib markii Ciidmada DKMG iyo Kuwa Kenya ay wax yar u soo jirsadeen Degmadaasi..
Madaxweynha Dowlada KMG ee Soomaaliya oo Xilkii ka xayuubiyay Maareeyaha Dekadda Muqdisho ka dib markii ay badatay cabashada Holwadeenada Dekaadasi
Madaxweynaha Dowlada KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Maanta xilkii ak qaaday Mareeyihii Dekada calamiga ah ee Muqdisho akana mid ahaa Ganacsatadii ay hore u soow ada shaqeyeyeen markii u ka tirsanaa maxaakiimtii islaamiga sayid Cali Maxaclin cabdulle
Dhacdo la yaab leh oo ka dhacday Degmada Wanla Weyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose,Gawrac Fool xun oo lagu Sameeyay 3 Qof.
3 qof aya Qoorta looga jaray Shalay Degmada Wanla weyn ee Gobolak Shabeelaha Hoose,waxaan Meydka Marxuumiinta qoorta lagu jaray lagu arkay Gudah Magaaladaasi oo ay gacanta ku ahyaan Alshabaab.
Wax ka baro Ciyaartoydii soo Martay Kooxdii Badda' ex dekadaha' Maanta waxaan idin heynaa Kubadii Cagta,Kubadii Koleyga wiilasha iyo Hablaha....
Xubinteena Isboortiga ee Maanta wasxaan ku soo Qaadaneynaa ciyaartoydii Caanka ahaa ee soo maray Kooxdii Badda'ex naadigii Dekadaha' oo ka mid ahaan jiray Kooxihii Heerka 1 ee Soomaaliya isla markaan ka mid aheyd Kooxaha ugu wanaagsanaa dhinaca isboortiga ayna soo mareen Ciyaartoy Magac leh
Masuul ka tirsan Ahlu Suna oo sheegay in ninkii isku Qarxiyay dhuuso Mareeb magaciisa la oran jiray Maxamuud cartan cadaawe Culusow.....
Gudoomiyaha Golaha Fulinta Ahlusuna Wal-jameeca Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow ayaa jawaab ka bixiyay War saacadihii la soo dahafay sheegayay inuu Nool yahay Qofka ay Ahlu suna waljameeca ku eedeysay inuu ka dambeeyay qaraxii dhawaan ka dhacay Xarunta Gobolka Galgaduud ee Dhuuso Mareeb.
Cutubkii Ugu Horeeyay Ciidamada Jabuuti oo safar dhinaca Lugta ah ka soo galay Hiiraan xalayna ku hoyday Kala beyr oo ka tirsan Gobolkaasi
Ciidamadaan ka socday jabuuti oo Gaarayay 300 askari aaya safar dhinaca Lugta ah ka soo galay Hiiraan dhinaca ismaamulka soomaalida Itoobiya,iyagoo Xalay ku hoyday kal beyrka saacadaha soo socdana lagu wado inay Gaaraan magaalada Baladweyne ee Gobolka hiiraan o ay hore u joogeen Ciidmada Dowlaada KMG iyo Kuwa Itoobiya.