Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-24-05-2013
[24-05-2013 22:52]
Warka-23-05-2013
[24-05-2013 03:12]
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]

Ku Raadso waxaad Rabto

Heyadda nabad Sugida dowlada KMG oo soo bandhigtay Gaari Mini Bus ah oo ay Hore maleeshiyada Alshabaab uga dhaceen Agoontii uu Ka Geeryooday Taliyihii Ciidanka Booliska Sh. hoose
Heyadda nabad Sugida dowlada KMG oo soo bandhigtay Gaari Mini Bus ah oo ay Hore maleeshiyada Alshabaab uga dhaceen  Agoontii uu Ka Geeryooday Taliyihii Ciidanka Booliska Sh. hooseHeyadda nabad Sugida dowlada KMG oo soo bandhigtay Gaari Mini Bus ah oo ay Hore maleeshiyada Alshabaab uga dhaceen Agoontii uu Ka Geeryooday Taliyihii Ciidanka Booliska Sh. hoose
nvqkjcf188 on May 01 2012
Ra段isul Wasaaraha dowladda Federalka Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta kormeer ku tagay goobtii la dajin lahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed.
Ra段isul Wasaaraha dowladda Federalka Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta kormeer ku tagay goobtii la dajin lahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed.Waxaana Ra段isul Wasaaraha kormeerkiisa ku wehlinayay qaar ka tirsan golahiisa Wasiiradda iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan.
nvqkjcf188 on April 30 2012
Dhageystayaasha Soomaaliland oo Ku Faraxsan Idaacad weyn oo Maamulka Axmed Siilaanyo Keenay Hargeysa Taasoo laga dhageysan karo Goblada Soomaliland iyo Dalalaka Jaarka ah
Dhageystayaasha Soomaaliland oo Ku Faraxsan Idaacad weyn oo Maamulka Axmed Siilaanyo Keenay  Hargeysa Taasoo laga dhageysan karo Goblada Soomaliland iyo Dalalaka Jaarka ahMaamulka Soomaaliland ee uu Hogaaminayo Madaxweyne Axmed Maxamed maxamuud' Siilaanyo; ayaa ku guuleytay inuu Keeno Idaacad Cusub Hargeysa Taasoo ah Mid 100KWt ah lagana dhageysan Doono Gobolada Soomaliland iyo dalalaka Jaarka lah.
nvqkjcf188 on April 30 2012
Xildhibaan Muuse suudi yalaxoow oo si weyn u Qaadacay Dastuurka loo Sameeyay kuna Tilmaamay Xaaraan aan u cuntami kareyn Ummadda..
Xildhibaan Muuse suudi yalaxoow oo si weyn u Qaadacay Dastuurka loo Sameeyay kuna Tilmaamay Xaaraan aan u cuntami kareyn Ummadda..Muuse Suudi Yalaxoow oo ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka KMGee Taageersan Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa si weyn u dhaliilay Dastuurka Qabyo Qoraaleedka Soomaaliya loo sameeyay,isagoo dhalil xoogan Hawada u Mariyay Madaxweynaha Dowlaada KMg iyo Raisulwasaaraha Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Cabdilwali Maxamed Gaas
nvqkjcf188 on April 30 2012
Man City vs Man Utd Maxaa Caawa kala heysta, 2 Koox oo Xusul duub ugu Jira hanashada Horyaalka Ingiriiska 2011-2012 Magaalada Manchester ee Cariga Ingiriiska Maanta Jawigedu waa ka duwan yahay Maa
Man City vs Man Utd Maxaa Caawa kala heysta, 2 Koox oo  Xusul duub ugu Jira hanashada Horyaalka Ingiriiska 2011-2012    Magaalada Manchester ee Cariga Ingiriiska Maanta Jawigedu waa ka duwan yahay MaaMagaalada Manchester ee Cariga Ingiriiska Maanta Jawigedu waa ka duwan yahay Maalmihii Hore Waxaa Magaaladaasi ka jira Saameynta Kulanka 2 Man u dhaxeeya Caawa oo Hadalheyntiisa ay jirto,sudo Kale Gudaha Wadankaasi iyo Guud ahaan Caalamkaba aad baa loo Hadal hayaa dhacdada Kala Raaci doonta labada Kooxood Marka ay Caawa ku kulmaan Garoonka Man City.
nvqkjcf188 on April 30 2012
Xukuumada Soomaaliland oo il gaara ku eegeysa dhaqdhaqaaqyada salaadiin ka soo jeeda soomaaliland oo doonaya inay Muqdisho tagaan si ay uga qeybgalaan Xulida Baarlamaanka Cusub ee La dhisayo
Xukuumada Soomaaliland oo il gaara  ku eegeysa dhaqdhaqaaqyada  salaadiin ka soo jeeda soomaaliland oo doonaya inay Muqdisho tagaan si ay uga qeybgalaan Xulida Baarlamaanka Cusub ee La dhisayoXukuumadda Somaliland ayaa Ilgaarka ku eegeysa Dhaqdhaqaaqyada qaar ka mid ah Salaadiinta Somaliland oo u kicitimaysa Somaliya si ay wax uga dhisaan Xukuumadda iyo Baarlamaanka Cusub ee Somaliya loo dhisayo. Salaadiinta ay Xukuumaddu sida wayn ugu raad joogto wax aka mid ah Suldaan Maxamed C/qaadir oo ay u saartay Koox Miisaan leh oo la socota dhaqdhaqaaqiisa, kuwaasoo Hadh iyo Habeen Heegan u ah sidii ay ula socon lahaayeen talaabooyinka uu qaadayo
admin on April 30 2012
Afhayeenka Xarakada Alshabaab' Amisom Cabsi bay isagu Badalayaan Marba taliye waxa ay dareemeen Awoodeena'
Afhayeenka Xarakada Alshabaab' Amisom Cabsi bay isagu Badalayaan Marba taliye waxa ay dareemeen Awoodeena'Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay in is bedelada faraha badan ee ku imaanaya hogaanka AMISOM mid muujinaya jabka ku dhacaya iyo fashilka Saraakiishooda ku imaanaya marka loo soo magacaabo hogaaminta Ciidanka.
admin on April 30 2012
Ciidamada DKMG ee Soomaaliya oo 3 Nin oo Isbaro u dhigatay dadka rayidka ah kuna Labisanaa Direyska ciidanka Toogshao ku dilay
Ciidamada DKMG ee Soomaaliya oo 3 Nin  oo Isbaro u dhigatay dadka rayidka ah kuna Labisanaa Direyska ciidanka Toogshao ku dilayHolwgal ay ka sameeyeen Gudaha magaalada Muqdisho ayey ugu suurta gashay Ciidamada Xooga Dalka Soomaliya inay Ku dilaan 3 nin oo ku labisnaa dareyska Ciidanak Xooga Dalka Soomaaliya kuwaasoo baarasho xoogan kula kacay dadka rayidka ah
nvqkjcf188 on April 30 2012
Xaalada Magaalada Baydhabo oo Saaka degan ka gadaal Dagaal Xalay Ka dhacay Gudaha Magaaladaasi,kaasoo u dhaxeeyay Ciidanaka Itoobiya iyo kuwa DKMG oo dhinac ah iyo Xarakada Alshabaab....
Xaalada Magaalada Baydhabo oo Saaka degan ka gadaal Dagaal Xalay Ka dhacay Gudaha Magaaladaasi,kaasoo u dhaxeeyay Ciidanaka Itoobiya iyo kuwa DKMG oo dhinac ah iyo Xarakada Alshabaab....Dagaal gaadmo ah ayey Ciidamada xarakada Alshabaab ku soo qaadeen fariisimo Ciidamda Dowlada KMG iyo Kuwa Itoobiya ku Lahaayeen Magaaladaasi,waxaan markii ay weerarka soo qaadeen Ciidamada Alshabaab iska caabin Xoogan kala hortgay Kuwa Gacanta ku haya Baydhabo
nvqkjcf188 on April 30 2012
Barakacayaal ay dhimasho iyo Dhaawac ka soo gaartay Raashin loo qeybinayay Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho....
Barakacayaal ay dhimasho iyo Dhaawac ka soo gaartay Raashin loo qeybinayay Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho....1 qof ayaa ku geeryooday,3 kalana waa kud haawacmeen is rasaaseyn Maanta ku dhexmartay Gudaha Degmada Hodan Kaam Ku yiilay Ciidamo ka wada tirsan Dowlada KMg ,kuwaasooq qr ilaalinayeen mucaawinada Kuwana ay soo Weerareen.
nvqkjcf188 on April 29 2012
Raisul Wasaaraha Dowlada KMG ee Soomaaliya oo Maanta kulan la yeeshay Ururada Bulshada Rayidka ee Ku dhqan Muqdisho
Raisul Wasaaraha Dowlada KMG ee Soomaaliya oo Maanta kulan la yeeshay Ururada Bulshada Rayidka ee Ku dhqan MuqdishoKulanka maanta uu isugu yeeray Ra段isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka ah, Iyadoona looga hadlayay Arrimaha Roadmap-ka, Amniga, Dib-u-heshiisiinta, Isgaarsiinta Maamuladda, Dhameystirka Dastuurka, Dib-u-habeynta Baarlamaanka iyo dowlad wanaaga, Iyadoona door muhiin ah ay dowladda ka siiyay bulshada rayidka ah
nvqkjcf188 on April 29 2012
Dad siyaabo kala duwan loogu dilay Degmooyinka Howl Wadaag,Wadajir iyo Kaaraan ee Magaalada Muqdisho.
Dad siyaabo kala duwan loogu dilay Degmooyinka Howl Wadaag,Wadajir  iyo Kaaraan ee Magaalada Muqdisho.Degmooyinka Kaaraan iyo Howlwadaag waxaa xalay ka dhacay Dilala ay geysteen Kooxo Hubeysan iyo Askari ka tirsanaa Dwolada KMG ee Soomaaliya,waxaana Dilalkaasi dadkii loo geystay ku jiray nin hore uga tirsanaan jiray Maxaakiimtii islaamiga oo Kooxo hubeysan ay ku Dileen Degmada Howlwadaag waxaan ninkaasi la oran jiray Sheekh Cabdirisaaq
nvqkjcf188 on April 29 2012
Koonfurta Muqdisho deegaano ka tirsan oo Xalay dagaal Culusi ka dhacay kaasoo geystay dhimsho iyo dhaawac
Koonfurta Muqdisho deegaano ka tirsan oo Xalay dagaal Culusi ka dhacay kaasoo geystay dhimsho iyo dhaawacDagaaladan oo ahaa kuwa ay soo qaadeen xarakada Alshabaab ayaa bilowgooda hore ka dhacay agagaarka Xoosh oo saldhig u ah Ciidamada Milateriga iyo kuwa AMISOM ee duleedka Dharkeenley
nvqkjcf188 on April 29 2012
Bambo Gacmeed Xalay Lagu Weeraray Shaneemo Ku Taala Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho,xili dhalinanyaro ay ku daawanayeen Kulan Ciyaareed
Bambo Gacmeed Xalay Lagu Weeraray Shaneemo Ku Taala Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho,xili dhalinanyaro ay ku daawanayeen Kulan CiyaareedInta la xaqiijiyey wareerarkaas waxaa ku geeriyooda 3 ruux ku dhawaad 9 kalana waa ay ku dhaawacmeen kuwaas oo ka mid ahaa dhammaan dhallinyaradii Ciiyaaraha ka daawanaysay shineemadaasi.oo ku taala Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.
nvqkjcf188 on April 29 2012
Dr Cali Khaliif Galeydh' Dastuurka Yaan nalagu Qasbin Turubkana Hala Baandheeyo ayaan qabaa anigu'
Dr Cali Khaliif Galeydh'  Dastuurka Yaan nalagu Qasbin Turubkana Hala Baandheeyo ayaan qabaa anigu'Cali khaliif Galayr oo ka mid ah Siyaasiinta Soomaaliyeed xilalna ka soo qabtay Dowladii kacaanka isla markaana waxii ka dambeeyay 1991kii Isku soo tagaay dhowr jeer xilka Madaxnimada Soomaaliya ayaa daaha ka rogay kana soo Hojeestay dastuurka dhawaan lagu wado in lagu ansixyo magaalada Muqdisho.
nvqkjcf188 on April 29 2012
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.