Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-24-05-2013
[24-05-2013 22:52]
Warka-23-05-2013
[24-05-2013 03:12]
Warka-22-05-2013
[23-05-2013 00:18]
Warka-21-05-2013
[22-05-2013 04:38]
Warka-20-05-2013
[21-05-2013 03:04]
Warka-19-05-2013
[20-05-2013 00:28]
Warka-18-05-2013
[18-05-2013 23:03]
Warka-16-05-2013
[17-05-2013 03:04]
Warka-15-05-2013
[16-05-2013 02:53]
Warka-14-05-2013
[15-05-2013 01:21]

Ku Raadso waxaad Rabto

Col Bare Hiiraale oo Saaka ka yaabsaday reer Kismaayo ka dib Markii xaruntiisa ay ka soo dhex muuqdeen 2 madfac.................
Col Bare Hiiraale oo Saaka ka yaabsaday reer Kismaayo ka dib Markii xaruntiisa ay ka soo dhex muuqdeen 2 madfac.................Col Bare aadan shire'hiiraale'oo ka mida madaxaweynayaasha jubaland ee kismaayo ayaa saaka ka yaabsaday Reer Kismaayo ka dib markiix aruntiisa lagu arkay 2 madfac oo ka soo dhex muuqda.
Tafatiraha on May 21 2013
Afhayeenka Howlgalada Alshabaab' 10 madfac ayaan ku ridnay Madaxtooyada Villa Somaaliya'..........
Afhayeenka Howlgalada Alshabaab' 10 madfac ayaan ku ridnay Madaxtooyada Villa Somaaliya'..........Afhayeenka Howlgalada Xarakada Alshabaab Sheekh Cabdulcasiis Abuu Muscab ayaa sheegay in Xarakadoodu ka dambeysay hoobiyayaashii lagu riday Madaxtooyada Villa Soomaaliya,waxaana uu sheegay in 5 ka mida askarta dowlada ay ku geeryoodeen Gudaha Madaxtooyada ,isla markaana qasaaruhu inta aka badnaan karo sida ay xogta ku heleen.
Tafatiraha on May 21 2013
Boqolaal dhalinyaro ah oo Saaka laga qab qabtay xaafado ka mida Muqdisho........
Boqolaal dhalinyaro ah oo Saaka laga qab qabtay xaafado ka mida Muqdisho........Ciidamada Dowlada Soomaaliya aaya Saaka howlagal Balaaran waxa ay ka wadaan Xaafado ka mida Muqdisho,waxanaa howlgalkaasi lagu qabqabtay dhalinyaro kor u dhaafaya 100 kuwaasoo laga qabqabatay xaafadaha baar ubax,carwo itko,Xamar Jadiid,Bakaaraha,Towfiiq,iyo warshadaha oo ak kala tirsan Degmooyinka Howlwadaag,warta nabada iyo degmada yaaqshiid.
Tafatiraha on May 21 2013
Haween iskood isku soo abaabulay oo Saaka Banaanbax lagu tagaeerayo Xukuumada ka wada Gudaha Muqdisho............
Haween iskood isku soo abaabulay oo Saaka Banaanbax lagu tagaeerayo Xukuumada ka wada Gudaha Muqdisho............Haween ka mida kuwa ku dhaqan Muqdisho oo iskood isku soo abaabulay ayaa saaka Banaanbax ay ku muujinayaan taageerada Xukuumada Soomalaiya ka sameeyay wadadada Maka mukarama,waxaana haweenkaasi ay soo qaateen Boorar ay ku xardhan yihiin halkudhegyo ay ku doonayaan in la badbaadiyo xukuumada Soomaaliya oo aan la ridin iyos awirka raisulwasaaraha Soomaaliya dr Cabdi faarax Shirdoon' Saacid'
Tafatiraha on May 21 2013
2 qarax oo waaweyn oo caawa ka dhacay Suuqa Bakaaraha vs Isgoyska Degmada Howlwadaag ee G. Banaadir
2 qarax oo waaweyn oo caawa ka dhacay Suuqa Bakaaraha vs Isgoyska Degmada Howlwadaag ee G. BanaadirQaraxyadaan oo dhacay 7 fiidnimo ee caawa ayaa ka kala dhacay isgoyska Howlwadaag vs Gudaha Suuqa Bakaaraha,waxana qaraxaasi ku geeryooday 2 qof oo mid ka mida ahaa askarata Dowlada, tiro kale oo dad ahan awa aku dhaawacmeen.
Tafatiraha on May 20 2013
Madaxweynaha Puntland oo sheegay in Dastuurka Dowlada Federaalka Soomalaiya uu yahay mid been abuur ah
Madaxweynaha Puntland oo sheegay in Dastuurka Dowlada Federaalka Soomalaiya uu yahay mid been abuur ahMadaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo Maanta ka qeybgalay Munaasabad ka dhacday garoowe oo dad barakacayaal ah deeq lagu gudoonsiinayya ayaa sheegay in dastuurka xiligaan ay ku shaqeyso Dowlada Federaalak Soomaaliya uu yahay mid been abuur ah ,waxaana uu xusay in dastuurkaan uusan marnaba isku keeneyn Umadda Soomaaliyeed.
Tafatiraha on May 20 2013
Kulan ay Maanta Naaso hablood 2 ay ku yeesheen Xildhibaaanada Taageersan Xukuumada Soomaaliya..............
Kulan ay Maanta Naaso hablood 2 ay ku yeesheen Xildhibaaanada Taageersan  Xukuumada Soomaaliya..............Kulankana ayaa waxaa isagu yimid in ka badan 130 xildhibaan waxaana ay halkaasi ka jeediyeen sida ay u tagaeersan yihiin Xukuumada iyagoo ka digayn in durbabab hore laga rido.
xildhibanaadaan ayaa saaxiibadooda qaba fakirka kale ee keenay Mooshinka u soo jeediyay inay eegaan Danta Guud iyo marxalada dalku marayo sila Markaana ay dib u dhigaan arintaan oo aanay ku deg degin.
Tafatiraha on May 20 2013
Wafdi ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka qeybgalaya Isku-imaatinka 13-aad ee Doha.
Wafdi ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka qeybgalaya Isku-imaatinka 13-aad ee Doha.Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban 6 xubnood ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Muqdisho , iyaga oo ka qeybgalaya kulanka Doha ( 13th Doha Forum) oo loogaga doodi doono
Tafatiraha on May 20 2013
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhiga Suudaan
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhiga SuudaanWafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaj Fiqi oo Habeenimadii Xalay ahayd Soo gaaray Magaalada Khartoum ee Caasimadda Dalka Sudan ayaa Maanta Barqanimadii la Kulmay Wasiirka Difaaca Dowladda Sudan Mudane C/raxmaan Xasan.
Tafatiraha on May 20 2013
Ciidamo Boolis ah oo dhabarka jubaland uga qoran tahay oo lagu arkay Kismaayo....
Ciidamo Boolis ah oo dhabarka jubaland uga qoran tahay oo lagu arkay Kismaayo....Ciidamo Boolis ahah oo dhabarka danbe uga qoran tahay Jubaland ayaa lagu arkay Gudaha Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose,waxaana ciidankaasi ay tagaeersan yihiin Madaxweynaha Mamaulka Jubaland ee lagu dhawaaqay Arbacadii la soo dhaafay Sheelh Axmed maxamed islaan' Axmed madoobe'
Tafatiraha on May 20 2013
Xildhibaanadii waday Mooshinka ka dhanka ah Raisulwasaaraha Soomaaliya oo la kala furfuray,iyo Xukuumada oo Arbacada Hortagi doonta Golaha Baarlamaanka.
Xildhibaanadii waday Mooshinka ka dhanka ah Raisulwasaaraha Soomaaliya oo la kala furfuray,iyo Xukuumada oo Arbacada Hortagi doonta Golaha Baarlamaanka.Maalinta arbacada ayaa lagu wadaa in Xukuumada Ra’iisul Wasaare Saacid ay hortagto Baarlamaanka, si codka kalsoonida loogu qaado, kadib markii laga gudbiyay mooshin kalsooni soo weydiisasho baaralmaanka ah.
Tafatiraha on May 20 2013
Madaafiic Xalay Lagu weeraray Madaxtooyada Soomaaliya...........
Madaafiic Xalay Lagu weeraray Madaxtooyada Soomaaliya...........10 Hoobiye ayaa Xalay Lagu weeraray Madaxtooyada Villa Soomalaiya oo Fariisin u ah Madaxada Sare ee Dowlada Federaalka Soomaaliya,waxaana la sheegay in Madaafiicdaan ay ahaayeen Hoobiyayaal kuwaasoo la tilmamaay inay ku dhaceen Guryo dad shacab ah ay leeyihiin kuna yaalay Nawaaxiga Madaxtooyada Villa Soomaaliya.
Tafatiraha on May 20 2013
Totenham oo Caawa iska weyday Liiska Kooxaha ingiriiska ee u soo baxay Champions Liguae 2013-2014............
Totenham oo Caawa iska weyday Liiska Kooxaha ingiriiska ee u  soo baxay Champions Liguae 2013-2014............Kooxda Totenham ayaa caawa iska dhex weyday Liiska 4ta Koox ee ingiriiksa u matalaya Champions liguae soo socda ee 2013-2014 ka dib Markii Ciyaartooodii ugu dmabeysya ay badiyeen balse ay ku hartay ka dib Markii Arsenal ay ka soo talaabsatay Newcastle.
Tafatiraha on May 19 2013
Banaan Bax Looga soo Horjeeday Sheekh Axmed Madoobe oo maanta ka dhacay Kismaayo...........
Banaan Bax Looga soo Horjeeday Sheekh Axmed Madoobe oo maanta ka dhacay Kismaayo...........Boqolaal ka mida Dadweynaha Ku dhaqan Kismaayo ayaa Manata Bananabax ay uga soo horjeedaan Madaxweynaha Jubaland Sheekh Axmed Maxamed Islaan' Axmed Madoobe' waxa ay ka sameeyeen Gudaha qeybo ka mida xaafadaha Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose.
Tafatiraha on May 19 2013
Wafdi uu Hogaaminayo Xoghayaha Guud ee Igad oo Maanta kulan la leh Col Bare Hiiraale............
Wafdi uu Hogaaminayo Xoghayaha Guud ee Igad oo Maanta kulan la leh Col Bare Hiiraale............Wafdigaan ka socda Igad oo ah mid xaqiiqo Raadis ku sameynaya Xaalada Jubooyinka dhawaana la kulmay Raisulwasaaraha Soomaaliya,ayaa laguw adaa Marka ay dhameystaan Booqashadooda ksimaayo inay xogaha ay ka helaan kulamdaasi gudbiyaan Madaxada sare Ee Wadamada Igad.
Tafatiraha on May 19 2013
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.